{"id":27830,"date":"2016-05-05T21:01:33","date_gmt":"2016-05-05T18:01:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27830"},"modified":"2016-05-05T21:01:33","modified_gmt":"2016-05-05T18:01:33","slug":"gudoomiyaha-maxkamadda-sare-caydiid-ilka-xanaf-oo-ku-gacan-sayrey-xilka-qaadistii-uu-sameeyey-xasan-sheekh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/gudoomiyaha-maxkamadda-sare-caydiid-ilka-xanaf-oo-ku-gacan-sayrey-xilka-qaadistii-uu-sameeyey-xasan-sheekh\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Caydiid Ilka xanaf oo ku gacan sayrey xilka qaadistii uu sameeyey Xasan SHeekh."},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha maxkamadda sare Ceydiid Ilkaxanaf ayaa diidey kuna tilmaamey sharci darro xilka qaadistii uu shaley ku sameeyey Xasan SHeekh Maxamuud isagoo gudoomiye Ilkaxanaf sheegey in madaxweynuhu uusan awood sharci u laheyn xilka qaadista xubin kamid ah golaha adeega garsoorka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ilkaxanaf ayaa sidoo kale cuskadey qodobo dastuuri ah oo qeexaya habka loo marayo marka la rabo in xubin golaha adeega garsoorka kamid ah xilka laga qaado,Caydiid Ilkaxanaf ayaa intaas ku darey in aanu isagu ka hadleyn shaqsiyadiisa balse uu ka hadlayo dhawrista dastuurka dalka u degsan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Gudoomiyaha maxkamadda sare Caydiid oo la hadlayey madaxda xisbiyada siyaasada soomaaliya ayaa u sheegey in xafiiskiisii markii uu saakey tegey loo diidey in uu galo iyadoo taasi la dhihi karo waa inqilaab isaga lagu sameeyey ee aan la dhihi karin waa xilka qaadis, sadexda hay&#8217;adood ee Fulinta,Barlamaanka iyo Garsoorku waa sadex hay&#8217;adood oo kala madax banaan,waxeyna u muuqataa in madaxweynuhu doonayo in isagu uu maroorsado dhamaan awoodaha sadexdaas hey&#8217;adood,taasina maahan mid micno sameyneysa.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ugu dabeyntii arintan ayaa guux iyo hadal hayn ku abuurtey shacabkaiyo hannaanka geedi socodka doorashada soo socotawaxaana muuqda in Xasan SHeekh olole ugu jiro sidii uu u heli lahaa koox mar kale kursiga kusoo celisa hadey tahey xulidda xubnaha barlamaanka soo socda iyo Garsoorka,maadaama uu diidey in la dhiso maxkamadii dastuuriga dalka.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/mypage.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27795\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/mypage-150x150.jpg\" alt=\"mypage\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/mypage-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/mypage-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27727\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27728\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha maxkamadda sare Ceydiid Ilkaxanaf ayaa diidey kuna tilmaamey sharci darro xilka qaadistii uu shaley ku sameeyey Xasan SHeekh Maxamuud isagoo gudoomiye Ilkaxanaf sheegey in madaxweynuhu uusan awood sharci u laheyn xilka qaadista xubin kamid ah golaha adeega garsoorka. &nbsp; Ilkaxanaf ayaa sidoo kale cuskadey qodobo dastuuri ah oo qeexaya habka loo marayo marka la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27832,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27830","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27830","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27830"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27830\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27831,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27830\/revisions\/27831"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27832"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27830"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27830"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27830"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}