{"id":27824,"date":"2016-05-05T19:40:15","date_gmt":"2016-05-05T16:40:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27824"},"modified":"2016-05-05T19:42:13","modified_gmt":"2016-05-05T16:42:13","slug":"cudurka-shuban-biyoodka-oo-ka-dillaacey-deg-baraawe-ee-gobolka-shhoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/cudurka-shuban-biyoodka-oo-ka-dillaacey-deg-baraawe-ee-gobolka-shhoose\/","title":{"rendered":"Cudurka SHuban biyoodka oo ka dillaacey deg.Baraawe ee gobolka SH\/hoose."},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 10-qof ayaa u dhintay cudurka shubanka oo ka dillaacay Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellada Hoose, kuwaasoo isugu jiray Dad waa-weyn iyo carruur.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha degmada Baraawe, Xuseen Barre [Xuseen Jeex] oo la hadlay BBC-da ayaa sheegay in cudurkan uu ka dillaacay degmada 25-kii bishii Abriil, Isbitaalka Degmadana la keenayo maalin walba dad badan oo cudurkan uu soo ritay.<\/p>\n<p>\u201cCudurka shuban-biyoodka oo Soomaalidu u taqaanno Daacuunka ayaa Degmada Baraawe ka Dillaacay, kaasoo ay u dhinteen Tobaneeyo qof oo caruur iyo dad waa-weyn isugu jiray, isbitaalkana ma yaallaan dawooyin ku filan oo lagula tacaali karo cudurkan,\u201d ayuu Xuseen Jeex yiri.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Guddoomiyaha ayaa xusay in doraad ay kulan qabteen maamulka, waxgaradka iyo culumada degmada Baraawe, ayna baaq u direen Wasaaradaha Caafimaadka Dowladda Federaalka Somalia, tan Koonfur-galbeed iyo hay\u2019adaha ka shaqeeya caafimaadka.<\/p>\n<p>\u201cDalabkeennii waxaa kasoo jawaabtay wasaaradda caafimaadka Koonfur-galbeed, iyagoo noo keenay 31-kartoon oo ay ku jiraan falleebooyin iyo dawooyinka kale ee lagula tacaalo shubanka,\u201d ayuu hadalkiisa ku daray Guddoomiyaha Baraawe.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, Guddoomiyaha Baraawe oo sii hadlaya ayaa sheegay inay codsiyo kale u dirayaan Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Federalka Somalia iyo Hay\u2019adaha kale ee ka shaqeeya Caafimaadka, isagoo sheegay inay Weydiisanayaan inay lasoo gaaraan dawooyin lagula tacaalo cudurka.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27728\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/mypage.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27795\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/mypage-150x150.jpg\" alt=\"mypage\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/mypage-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/mypage-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27727\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 10-qof ayaa u dhintay cudurka shubanka oo ka dillaacay Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellada Hoose, kuwaasoo isugu jiray Dad waa-weyn iyo carruur. Guddoomiyaha degmada Baraawe, Xuseen Barre [Xuseen Jeex] oo la hadlay BBC-da ayaa sheegay in cudurkan uu ka dillaacay degmada 25-kii bishii Abriil, Isbitaalka Degmadana la keenayo maalin walba dad badan oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27826,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27824","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27824","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27824"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27824\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27825,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27824\/revisions\/27825"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27826"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27824"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27824"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27824"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}