{"id":27818,"date":"2016-05-05T19:12:04","date_gmt":"2016-05-05T16:12:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27818"},"modified":"2016-05-05T19:13:50","modified_gmt":"2016-05-05T16:13:50","slug":"ilaalada-labo-taliye-ciidan-is-rasaaseyn-dhexmartey-oo-wasiirkii-amniga-puntland-ku-dhaawacmey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/ilaalada-labo-taliye-ciidan-is-rasaaseyn-dhexmartey-oo-wasiirkii-amniga-puntland-ku-dhaawacmey\/","title":{"rendered":"Ilaalada labo taliye ciidan is rasaaseyn dhexmartey oo wasiirkii amniga Puntland ku dhaawacmey."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Amniga Puntland, Cabdi Xirsi Qarjab, ayaa ku dhaawacmay maanta Is-rasaasayn dhex-martay ilaalada Taliyeyaasha ciidamada Birmad-ka iyo Booliiska Puntland, kuwaaso ku dagaallamay goob ay ka socotay tira-koob ciidan.<\/p>\n<p>Dagaalkaan, ayaa sidoo kale waxaa ku dhaawacmay sagaal Askari oo ka mid ah ciidamada labada taliye Af-gaduud iyo Af-dalow oo kala Hoggamiya Ciidanka Booliiska iyo Birmad-ka Puntland.<\/p>\n<p>Wasiirka oo dhaawaciisa fudud yahay, ayaa lagu dabiibayaa isbitaal Boosaaso ku yaalla, waxaana halkaas ku booqday Madaxweynaha Puntland iyo xubno ka tirsan xukuumadda Puntland.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wararka qaar ayaa sheegaya in labadda taliye ee maanta ciidamadooda uu iska-horimaadka dhexmaray uu horay ugu dhexeeyay Khilaaf la xiriira dhinaca shaqadda ciidamada.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Dagaalkan ayaa kusoo beegmaya xilli Madxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas la filayo inuu dhawaan isku\u00a0shaandheyn ku sameeyo Wasiirrada iyo Taliyeyaasha ciidamada Puntland.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/somalia.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27808\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/somalia-150x150.jpg\" alt=\"somalia\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/somalia-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/somalia-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27728\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27727\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Amniga Puntland, Cabdi Xirsi Qarjab, ayaa ku dhaawacmay maanta Is-rasaasayn dhex-martay ilaalada Taliyeyaasha ciidamada Birmad-ka iyo Booliiska Puntland, kuwaaso ku dagaallamay goob ay ka socotay tira-koob ciidan. Dagaalkaan, ayaa sidoo kale waxaa ku dhaawacmay sagaal Askari oo ka mid ah ciidamada labada taliye Af-gaduud iyo Af-dalow oo kala Hoggamiya Ciidanka Booliiska iyo Birmad-ka Puntland. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27820,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27818","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27818","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27818"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27818\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27819,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27818\/revisions\/27819"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27820"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27818"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27818"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27818"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}