{"id":27803,"date":"2016-05-04T22:05:43","date_gmt":"2016-05-04T19:05:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27803"},"modified":"2016-05-04T22:34:32","modified_gmt":"2016-05-04T19:34:32","slug":"ckariim-xuseen-guuleed-oo-maanta-dib-ugu-soo-laabtey-cadaado-xarunta-maamulka-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/ckariim-xuseen-guuleed-oo-maanta-dib-ugu-soo-laabtey-cadaado-xarunta-maamulka-galmudug\/","title":{"rendered":"C\/kariim Xuseen Guuleed oo maanta dib ugu soo laabtey Cadaado xarunta maamulka Galmudug."},"content":{"rendered":"<p>Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Maamulka Gal-Mudug, C\/kariin Xuseen Guuleed ayaa maanta dib ugu laabtay degmada Cadaado oo xarun u ah maamulka Galmudug, kaddib Wada-hadallo uu maalmahan uu ugu maqnaa magaalada Jigjiga ee Xarunta Dowlad-deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya.<\/p>\n<p>Xubnaha Wafdfiga Guuleed ayaa waxaa ka mid ahaa; Xubno golihiisa Wasiirrada ka tirsan iyo Qaar ka mid ah Xildhibaannada Baarlamaanka Galmudug, Waxaana wafdiga Garoonka kusoo dhaweeyeen Madaxweyne ku xigeenka Galmudug iyo xubno maamulkaas ka tirsan.<\/p>\n<p>C\/kariin Xuseen Guuleed oo Warbaahinta kula hadlay Cadaado &#8211; ayaa sheegay in isaga iyo wafdigiisa ay u tageen Itoobiya xallinta dhibaatooyinkii dhawaan ka dhacay xadka Somalia iyo itoobiya iyo sidii is-maamulka Soomaalida-itoobiya iyo Maamulka Galmudug ay isaga kaashan lahaayeen la-dagaalanka argagixisada, ilaalinta xuduudaha iyo sidii labada waddan ay isku kaashan lahaayeen, lagana wada-shaqeeyo dib u heshiisiin wada-dega deegaannada ku yaalla xuduudaha labada wadddan ay wadaagaan.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, Madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay in shaqaaqooyinkii dhawaan ka dhacday Soohdinta labada Waddan ay is af-garad dhameystiran ka gaareen labada maamul, laguna ballamay in haddii ay dhibaato dhacdo ay xalliyaan Guddi labada dhinac ka kooban.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27728\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/mypage.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27795\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/mypage-150x150.jpg\" alt=\"mypage\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/mypage-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/mypage-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27727\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Maamulka Gal-Mudug, C\/kariin Xuseen Guuleed ayaa maanta dib ugu laabtay degmada Cadaado oo xarun u ah maamulka Galmudug, kaddib Wada-hadallo uu maalmahan uu ugu maqnaa magaalada Jigjiga ee Xarunta Dowlad-deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya. Xubnaha Wafdfiga Guuleed ayaa waxaa ka mid ahaa; Xubno golihiisa Wasiirrada ka tirsan iyo Qaar ka mid ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27805,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-27803","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27803","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27803"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27803\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27804,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27803\/revisions\/27804"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27805"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27803"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27803"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27803"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}