{"id":27798,"date":"2016-05-04T21:54:41","date_gmt":"2016-05-04T18:54:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27798"},"modified":"2016-05-04T21:55:53","modified_gmt":"2016-05-04T18:55:53","slug":"dalka-turkiga-oo-midawga-yurub-ku-taliyeen-in-muwaadiniintiisa-loo-ogolaado-soo-gelidda-dalalka-yurub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/dalka-turkiga-oo-midawga-yurub-ku-taliyeen-in-muwaadiniintiisa-loo-ogolaado-soo-gelidda-dalalka-yurub\/","title":{"rendered":"Dalka Turkiga oo midawga Yurub ku taliyeen in muwaadiniintiisa loo ogolaado soo gelidda dalalka YURUB."},"content":{"rendered":"<p>Ururka Midowga Yurub ayaa si rasmi ah ugu taliyay inay Muwaadiniinta Turkiga loo ogolaado in Fiiso ama Dal-ku-gal la\u2019aan ay geli karaan dalalka xubnaha ka ah Ururka Midowga Yurub.<\/p>\n<p>Tallaabadaan, ayaa looga gol-leeyahay in lagu xoojiyo heshiis Ururka Midowga Yuurb uu horey ula galay Xukuumadda Turkiga, kasoo ku saabsan Muhaajiriinta dalkeeda soo mara ee galaya Yurub.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku xigeenka golaha ururka Midowga Yurub Frans Timmermans ayaa sheegay in Turkigu uu ku qasban yahay inuu kasoo baxo shuruudaha lagu xiray oo uu ku tilmaamay kuwo aad muhiim u ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Tallaabadaan Dal-ku-galka la\u2019aanta Muwaadiniinta Turkiga ayaa Dhaqan-geli doona Bisha July ee Sannakaan, laakiin waxay arrintaas u baahan tahay inuu Meel-mariyo Baarlamaanka Midowga Yurub iyo inay dalalka Yurub Arrintaas isla ogolaadaan.<\/p>\n<p>Heshiiskaan, ayaa dhigaya in Dowladda Turkiga uu la Wareego Muhaajiriinta Giriigga uga soo tallaabay dhanka badda Aegean-ka, iyadoo tani ay qayb ka tahay sidii loo yareeyo soo-galootiga Yurub galay dhawaanahan.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Golaha Midowga Yurub, ayaa isbadal ku sameeyay nidaamka magan-gelyo siinta Yurub, si loo yareeyo dhibaatada Giriigga iyo Talyaaniga ka haysata Muhaajiriinta faraha badan ee kusoo Qulqulaya.<\/p>\n<p>&#8211;<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/mypage.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27795\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/mypage-150x150.jpg\" alt=\"mypage\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/mypage-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/mypage-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27728\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27727\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ururka Midowga Yurub ayaa si rasmi ah ugu taliyay inay Muwaadiniinta Turkiga loo ogolaado in Fiiso ama Dal-ku-gal la\u2019aan ay geli karaan dalalka xubnaha ka ah Ururka Midowga Yurub. Tallaabadaan, ayaa looga gol-leeyahay in lagu xoojiyo heshiis Ururka Midowga Yuurb uu horey ula galay Xukuumadda Turkiga, kasoo ku saabsan Muhaajiriinta dalkeeda soo mara ee galaya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27800,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27798","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27798","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27798"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27798\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27802,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27798\/revisions\/27802"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27800"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27798"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27798"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27798"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}