{"id":27791,"date":"2016-05-03T22:30:21","date_gmt":"2016-05-03T19:30:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27791"},"modified":"2016-05-03T22:42:55","modified_gmt":"2016-05-03T19:42:55","slug":"xubno-ka-socda-qmidoobey-oo-lagu-wado-in-ay-bishan-gudaheeda-ku-yimaadaan-booqasho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/xubno-ka-socda-qmidoobey-oo-lagu-wado-in-ay-bishan-gudaheeda-ku-yimaadaan-booqasho\/","title":{"rendered":"Xubno ka socda Q\/midoobey oo lagu wado in ay bishan gudaheeda ku yimaadaan Booqasho."},"content":{"rendered":"<p>Golaha Ammaanka ee QM ayaa la filayaa wadaa inay ku yimaadaan Somalia socdaal bishan lagu jiro ee May, si ay u Taageeraan Doorashada lagu wado inay dalka ka dhacdo daba-yaaqada sannadkan lagu jiro ee 2016-ka, sida uu sheegay safiirka Masar u fadhiya QM, ahna Madaxweynaha Bishaan ee Golaha Ammaanka, Amr Aboulatta.<\/p>\n<p>Xubnaha Golaha Ammaanka ayaa sidoo kale tagi doona Magaalada Nairobi 17-ka illaa 21-ka bishan May, sidoo kale waxay Magaalada Qaahira ee Dalka Masar kulan kula Qaadan doonaan Xubnaha Ururka Jaamacadda Carabta.<\/p>\n<p>\u201c15-ka xubnood ee Golaha Amaanka waxay socdaal ku tagi doonaan Somalia, si ay galaan-gal ugu sameeyaan doorashada ka dhici doona Somalia, waxay ila tahay in doorashada ay dhici doonaan Ogoosto, waxaana isku dayaynaa inaan taageerno,\u201d ayuu yiri Danjire Amr Aboulata<\/p>\n<p>Sidoo kale, Bishii lasoo dhaafay Golaha Amaanka ee QM ayaa warbixin xaaladda Somalia la xiriirta ka dhageystay madaxweynaha Somalia, Xasan Sh. Maxamuud oo ka qayb-galay fadhigii Golaha Ammaanka ee ka dhacay Magaalada New York.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, Golaha Ammaanka ee QM ayaa horay uga hor-yimid muddo kordhin loo sameeyo Dowladda Federaalka Somalia ee xilliga shaqeynaysa, iyagoo dhawr jeer ku cel-celiyay inay doorashadu ku dhacdo xilligii loogu talo-galay.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27728\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27729\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg\" alt=\"tabarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27727\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/khana-khazaana.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27771\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/khana-khazaana-150x150.png\" alt=\"khana khazaana\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/khana-khazaana-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/khana-khazaana-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Ammaanka ee QM ayaa la filayaa wadaa inay ku yimaadaan Somalia socdaal bishan lagu jiro ee May, si ay u Taageeraan Doorashada lagu wado inay dalka ka dhacdo daba-yaaqada sannadkan lagu jiro ee 2016-ka, sida uu sheegay safiirka Masar u fadhiya QM, ahna Madaxweynaha Bishaan ee Golaha Ammaanka, Amr Aboulatta. Xubnaha Golaha Ammaanka ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27793,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27791","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27791","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27791"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27791\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27792,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27791\/revisions\/27792"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27793"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27791"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27791"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27791"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}