{"id":27774,"date":"2016-05-03T20:59:46","date_gmt":"2016-05-03T17:59:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27774"},"modified":"2016-05-03T21:01:44","modified_gmt":"2016-05-03T18:01:44","slug":"dawlad-goboleedka-deegaanka-soomaalida-itoobiya-iyo-maamul-goboleedka-galmudug-oo-heshiis-kala-saxiixdey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/dawlad-goboleedka-deegaanka-soomaalida-itoobiya-iyo-maamul-goboleedka-galmudug-oo-heshiis-kala-saxiixdey\/","title":{"rendered":"Dawlad goboleedka deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo Maamul goboleedka Galmudug oo heshiis kala saxiixdey."},"content":{"rendered":"<p>Kaddib Wadahadallo ay maalmihii u dambeeyay Jigjiga ku lahaayeen madaxweynaha maamulka Galmudug, C\/kariin Xuseen Guuleed iyo Dhigiisa Dowlad-deegaanka Soomaalida-Itoobiya, Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa lagu Guuleystay in ugu dambeyn ay maanta madaxda heshiis kama dambeys ah ka gaaraan shaqaaqooyinkii ka dhacay soohdinta labada maamul u dhexeysa.<\/p>\n<p>Wadahadallada labada dhinac ayaa intii ay socdeen waxaa kaalin ka qaatay madaxweynaha Jubbaland Axmed Max&#8217;ed Islaam iyo Masuuliyiin kale oo ka socday dowladda Soomaaliya iyo Itoobiya.<\/p>\n<p>Mas&#8217;uuliyiintan ayaa xusay inay heshiis ka gaareen shaqaaqooyinkii dhacay iyagoo ballan-qaaday in ay ka hortagi doonaan wax walba oo khilaaf abuuri kara.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27728\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27727\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27729\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg\" alt=\"tabarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/khana-khazaana.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27771\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/khana-khazaana-150x150.png\" alt=\"khana khazaana\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/khana-khazaana-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/khana-khazaana-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kaddib Wadahadallo ay maalmihii u dambeeyay Jigjiga ku lahaayeen madaxweynaha maamulka Galmudug, C\/kariin Xuseen Guuleed iyo Dhigiisa Dowlad-deegaanka Soomaalida-Itoobiya, Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa lagu Guuleystay in ugu dambeyn ay maanta madaxda heshiis kama dambeys ah ka gaaraan shaqaaqooyinkii ka dhacay soohdinta labada maamul u dhexeysa. Wadahadallada labada dhinac ayaa intii ay socdeen waxaa kaalin ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27776,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27774","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27774","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27774"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27774\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27775,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27774\/revisions\/27775"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27776"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27774"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27774"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27774"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}