{"id":27770,"date":"2016-05-02T18:48:14","date_gmt":"2016-05-02T15:48:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27770"},"modified":"2016-05-02T18:49:55","modified_gmt":"2016-05-02T15:49:55","slug":"kulan-maanta-barlamaanka-soomaaliya-uu-suaalo-ku-weydiin-lahaa-rw-soomaliy-oo-dib-u-dhac-ku-yimid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/kulan-maanta-barlamaanka-soomaaliya-uu-suaalo-ku-weydiin-lahaa-rw-soomaliy-oo-dib-u-dhac-ku-yimid\/","title":{"rendered":"Kulan maanta barlamaanka soomaaliya uu su&#8217;aalo ku weydiin lahaa R\/W soomaliy oo dib u dhac ku yimid."},"content":{"rendered":"<p>Kaddib markii Baarlamaanka Soomaaliya maalin ka\u00a0hor loo Qaybiyay heshiiskii laga soo saaray Madashii Wada-tashiga Qaranka ee Doorashada kaasoo ku saleysan habka ay noqoneyso doorashada qaran ee dalka ka dhici doonto iyo qaabka ay u dhacayso ayaa lagu balan sanaa in ay xildhibaanadda soo aqrinayaan ka dibna su\u2019aalo laga weydiiyo RW Soomaaliya si loogu badalo hishiiskaasi sharciga hagi doono masiirka Qaranka.<\/p>\n<p>Maanta oo Isniin ah waxaa lagu waday in Baarlamaanka Soomaaliya uu hor tago Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Cumar C\/rashiid Cali Sharmaarke si wax looga weydiiyo Hanaanka Doorashada ee Sanadkaan.<\/p>\n<p>Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Xaqjiiyiyay in Ra\u2019iisul Wasaare Sharmaarke oo la filayay in maanta Baarlamanaka uu kala qeyb galo Kulankooda uu ka baaqsaday Kulanka.<\/p>\n<p>Xildhibaan Maxamed Cumar ayaa intaa ku daray in Sababta uu u baaqday ay tahay Fasax ku aadan Maalinta Shaqaalaha Adduunka oo Shalay ku beegneyd Balse Mudo Labo Maalin ah la Fasaxay Shaqaalaha Dowladda .<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Sharmaarke ayaa Sabtidii la soo dhaafay Baarlamaanka hor geeyay Heshiiskii Dowladda iyo Maamul Goboleedyada ay ku gaareen Muqdisho ee la isku raacay Nuuca Doorasho ee Sanadkaan,<\/p>\n<p>Ugu dambeyn,waxaa laga war-sugayaa waxyaabaha ay xildhibaanada baarlamaanka soomaaliya ka yeelaan hishiiska loo soo gudbiyay si uu u noqdo sharci qaranka lagu hago si ay u dhacdo nooc doorasho ah.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27727\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27728\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27729\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg\" alt=\"tabarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/khana-khazaana.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27771\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/khana-khazaana-150x150.png\" alt=\"khana khazaana\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/khana-khazaana-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/khana-khazaana-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kaddib markii Baarlamaanka Soomaaliya maalin ka\u00a0hor loo Qaybiyay heshiiskii laga soo saaray Madashii Wada-tashiga Qaranka ee Doorashada kaasoo ku saleysan habka ay noqoneyso doorashada qaran ee dalka ka dhici doonto iyo qaabka ay u dhacayso ayaa lagu balan sanaa in ay xildhibaanadda soo aqrinayaan ka dibna su\u2019aalo laga weydiiyo RW Soomaaliya si loogu badalo hishiiskaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27773,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27770","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27770","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27770"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27770\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27772,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27770\/revisions\/27772"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27773"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27770"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27770"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27770"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}