{"id":27767,"date":"2016-05-02T18:10:43","date_gmt":"2016-05-02T15:10:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27767"},"modified":"2016-05-02T18:12:03","modified_gmt":"2016-05-02T15:12:03","slug":"shiinaha-oo-uu-ku-eedeeyey-musharax-donald-trump-in-china-ay-dooneyso-ka-hormarida-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/shiinaha-oo-uu-ku-eedeeyey-musharax-donald-trump-in-china-ay-dooneyso-ka-hormarida-mareykanka\/","title":{"rendered":"SHiinaha oo uu ku eedeeyey musharax Donald Trump  in CHINA ay dooneyso ka hormarida Mareykanka."},"content":{"rendered":"<p>Murashaxa ugu cad Xisbiga Jamhuuriga ee Maraykanka, Donald Trump ayaa ku eedeeyay Shiinaha inay isku dayayaan inay ka hor-maraan dalka Maraykanka, iyadoo tani ay noqonayso dhaliil ku wajahan ganacsiga Shiinaha.<\/p>\n<p>Trump ayaa isku soo bax uu ku qabtay gobolka Indiana ee Mareykanka ka sheegay in Xukuumadda Beijing ay mas\u2019uul ka tahay Xatooyadii ugu waynayd ee Taariikhda soo marta caalamka oo dhan.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Maal-qabeenkan ayaa wuxuu marar badan Shiinaha ku eedeynayay inuu sarifka lagactiisa u adeegsanayo in alaabada uu dhoofiyo ay noqoto mid tartan dhanka ganacsiga ah ka geli karta Suuqyada Caalamka.<\/p>\n<p>\u201cGanacsiga xatooyada ku dhisan ee Shiinaha waxay dhaawac aad u weyn gaarsiisay Taas ayuuna ku tilmaamay inay aad u dhaawacday ganacsiga Maraykanka iyo shaqaalaheenna,\u201d ayuu yiri Trump.<\/p>\n<p>Wuxuu kaloo Trump Axaddii ka hadlayay isku-soo-baxan ayaa sheegay in aysan sii wadi karin in Shiinuhu uu ka dul-tallaabsado Mareykanka. Wuxuuna ku baaqay inay tahay in tallaabooyin wax-ku-ool-ah la qaado..<\/p>\n<p>Dhanka kale, Rai&#8217;sal Wasaaraha\u00a0Shiinaha, Li Keqiang ayaa isagana sheegay in doorashada Maraykanka ay indhaha caalamka soo jiidatay, laakiinse Dad badan oo Shiiinays ah ay uga dhigan tahay mid intaas ka ahmiyad weyn.<\/p>\n<p>\u201cMaal-qabeenka reer New York waxay u arkaan dadka Shiinuhu mid dhiifoonaan badan ay ka muuqado halkii ay u arki lahaayeen mid liddi ku ah waddankooda,\u201d ayuu hadalkiisa ku daray Li Keqiang.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Donland Trump wuxuu ka sheegay ololihiisii doorashada inuu Dalka Shiinaha la gali doono heshiis shirkadaha Maraykanka iyo shaqaalahoodaba ka dhigi kara kuwo ka tartama Caalamka.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27729\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg\" alt=\"tabarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27727\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27728\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Murashaxa ugu cad Xisbiga Jamhuuriga ee Maraykanka, Donald Trump ayaa ku eedeeyay Shiinaha inay isku dayayaan inay ka hor-maraan dalka Maraykanka, iyadoo tani ay noqonayso dhaliil ku wajahan ganacsiga Shiinaha. Trump ayaa isku soo bax uu ku qabtay gobolka Indiana ee Mareykanka ka sheegay in Xukuumadda Beijing ay mas\u2019uul ka tahay Xatooyadii ugu waynayd ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27769,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27767","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27767","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27767"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27767\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27768,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27767\/revisions\/27768"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27769"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27767"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27767"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27767"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}