{"id":27764,"date":"2016-05-02T18:00:02","date_gmt":"2016-05-02T15:00:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27764"},"modified":"2016-05-02T18:01:30","modified_gmt":"2016-05-02T15:01:30","slug":"tartanka-ardeyda-jaamacadaha-tusarc-ee-jasiirada-qubrus-oo-ay-guul-kasoo-hooyeen-ardey-ka-socotey-jaamacadda-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/tartanka-ardeyda-jaamacadaha-tusarc-ee-jasiirada-qubrus-oo-ay-guul-kasoo-hooyeen-ardey-ka-socotey-jaamacadda-muqdisho\/","title":{"rendered":"Tartanka ardeyda jaamacadaha TUSARC ee jasiirada Qubrus oo ay guul kasoo hooyeen ardey ka socotey Jaamacadda Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Arday ka tirsan kuwa wax ka barta Jaamacadda Muqdisho ayaa ka qayb-galay tababar iyo tartan la xiriira ka Hor-tagga iyo maareynta Musiibooyinka. Tababarka ayaa waxaa soo qaban-qaabiyay golaha ururka Jaamacadaha dunida u qaabilsan Baaritaanka iyo Samata-bixinta Musiibooyinka ee (International Universities of Search and Rescue) oo xubin ay ka tahay Jaamacadda Muqdisho.<\/p>\n<p>Ururkan ayaa waxaa ku mideysan Jaamacado ku\u00a0kala yaalla Qaaradaha Adduunka oo dhan; Sida Afrika, Aasiya, Ameerika, Yurub iyo Australiya. Waxaana Tartankaan uu ka dhacay Jasiiradda Qubrus.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Ardayda Jaamacadda Muqdisho ayaa ahaa kuwii ugu Sarreeyay ee uga Qayb-gala Afrika sanadkan tartanka iyo tababarkaba. Waxay kasoo hooyeen guul lama illaawaan ah, iyagoo kasbaday taageero sare, korna u qaaday magaca Afrika, Somalia iyo weliba kan Jaamacadda Muqdisho.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa tusaale wanaagsan u ah sida firfircoon ee Jaamacadda Muqdisho ugu taagan tahay teyeynta waxbarashada iyo adeegyada bulshada si ardaydeedu ay ula jaan-qaadaan asaaggooda caalamka wax ka barta.<\/p>\n<p>Macallin Maxamuud Sh. Cali oo ah madaxa Arrimaha Ardayda ee Jaamacadda Muqdisho ayaa u Hambalyeeyay ardaydaan kasoo faa\u2019iidaysatay Tartankaan guushana kasoo hoyay. Isagoo sheegay in ardayda tartanka ka qayb-gashay ee Jaamacada muqdisho ay matalayeen Afrika, Carabta, iyo Somalia, isgaoo u mahadceliyay Hogaanka Socdaalka iyo Jinisiyadaha Soomaaliya oo ardayda Jaamacada Muqdisho aaminaad ballaaran siiyay, maanta dalka dib ugu soo laabtay.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Waxaa isna halkaa ka hadlay taliyaha socdaalka &amp; Jinsiyadaha Somalia, Jen. C\/llaahi Gaafoow Maxamuud oo u mahad-celiyay ardayda Jaamacada Muqdisho oo uu ku Amaanay sida Waddaniyada leh ee ay ugu soo dhalaaleen inay Waddankooda dib ugu soo laabtaan markay soo dhamaystaan Tartaankaas.<\/p>\n<p>\u201cMarkii ay ardaydan dhoofayeen waxaan wal-walsanaa inaysan soo laabanayan; Laakiinse maanta waxay ardayda Jaamacada Muqdisho nagu abuureen kalsooni aad u sarreysa,\u201d ayuu yiri Jen. C\/llaahi Gaafoow oo intaas ku daray. \u201cAnigoo ka duulaya kalsoonidaas ay nagu abuureen ardayda Jaamacadda Muqdisho waxaan halkaan ka ballan-qaadayaa inaan 10-ka arday ee ugu horreysa ardayda Jaamacadda Muqdisho siin doono 10 baasaboor oo lacag la\u2019aan ah.<\/p>\n<p>Jen. C\/llaahi Gaafoow ayaa intaas ku daray in Ardayda Jaamacadda Muqdisho ay kusoo dhawaynaynaa inay cilmi-baaris ama buugaagtooda qalin-jabinta kaga sameeyaan waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Jaamacadda Muqdisho waxay ammaan iyo bogaadin u jeedineysaa ardaydii ka qayb-gashay Tababarkan iyo Tartankaan heerka caalami ah waxayna ugu hambalyeysay ugu hambalyeyneysaa guusha wax ku oolka ah ee ay kasoo hooyeen.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27728\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27727\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27729\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg\" alt=\"tabarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arday ka tirsan kuwa wax ka barta Jaamacadda Muqdisho ayaa ka qayb-galay tababar iyo tartan la xiriira ka Hor-tagga iyo maareynta Musiibooyinka. Tababarka ayaa waxaa soo qaban-qaabiyay golaha ururka Jaamacadaha dunida u qaabilsan Baaritaanka iyo Samata-bixinta Musiibooyinka ee (International Universities of Search and Rescue) oo xubin ay ka tahay Jaamacadda Muqdisho. Ururkan ayaa waxaa ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27766,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27764","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27764","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27764"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27764\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27765,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27764\/revisions\/27765"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27766"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27764"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27764"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27764"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}