{"id":27740,"date":"2016-05-01T20:51:05","date_gmt":"2016-05-01T17:51:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27740"},"modified":"2016-05-01T23:28:47","modified_gmt":"2016-05-01T20:28:47","slug":"27740","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/27740\/","title":{"rendered":"Warsaxaafadeed Maanta ay soo saareen Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya\/maxey kaga hadleen?"},"content":{"rendered":"<p>Kulanka ay maanta yeesheen Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya,uuna shir gudoominayey Gudoomiyaha (I.X.S.S) Saciid Jaamac Qoorshel ayaa waxaa lagaga hadley qodobo dhawr ah,wuxuuna u qornaa warsaxaafadeedka ay soo saareen sidatan:-<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><b><i>Ref: \u00a0\u00a0\u00a0<\/i><\/b><span style=\"font-weight: 400;\">IXSS\/XG\/016\/2016<\/span><b><i> \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Date: 1<\/i><\/b><b><i>th<\/i><\/b><b><i> May, 2016<\/i><\/b><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><b>Ku: \u00a0dhammaan Saxaafadda gudaha iyo dibadda <\/b><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><b>Ujeeddo<\/b><b>: \u00a0Warsaxaafadeed<\/b><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Isbahaysiga Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliyeed (IXSS), dabaal degga maalinta Shaqaalaha Caalamiga darteed wuxuu \u00a0hambalyo u dirayaa Shaqaalaha Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan\u2013Hambalyo- waxaana Isbahaysigu uu u rajeynayaa horumar iyo mustaqbal fiican. <\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Isbahaysigu wuxuu aad uga xun yahay duruufaha ay munaasabaddani kusoo beegantay oo ah duruufo adag iyadoo shaqaalaha rayidka ah ee dowladda aanay qaadan mushaaraadkii ay xaqa u lahaayeen muddo dhowr bilood maamul xumida dalka ka jirta awgeed iyo ku takrifal lagu sameynayo dhaqaalaha dalka taasoo ay ka dambeyso dano shaqsiyaad gaar ah. <\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Sidaa darteed isbahaysigu wuxuu ugu baaqayaa madaxda sare ee dowladda iyo cid kasto oo ay masuuliyad ka saran tahay ilaalinta xuquuqda shaqaalaha soomaaliyeed inay wanaajiyaan niyadda qofka shaqaalaha ah islamarkaana bixiyaan wax alla wixii xuquuq ah ee uu shaqaaluhu mutaystay. Munaasabadan darteed waa in loo istaago badbaadinta dhalinyarada soomaaliyeed ee iyaga oo nolol raadis ah badaha ku dhamaanaya loona sameeyo shaqo abuur si looga hortago dhibaatooyinka mar walba lasoo darsa xooggii uu dalkan ku tiirsanaa. <\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Waxaa isbaysigu uu soo jeedinayaa in la saxo khaladaadka ka jira siyaabaha loo qoro shaqaalaha dowladda oo aan waafaqsaneyn hannaanka shaqo qorista caalamka, iyadoo lagu qoro Shaqaalaha dowladda hab musuq maasuq ah oo la xiriirto nin jeclaysi iyo kooxeysi taasoo ah arrin niyad jab ku beereysaysa Shaqaalaha soomaaliyeed islamarkaana iska horkeeneysa umadda soomaaliyeed ee duruufaha adag ee colaadaha iyo abaaruhu ay saameeyeen. <\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Hay\u2019adaha caalamiga ee dalka ka howlgala waxaan usoo jeedinaynaa inay u hoggaansamaan hannaanka shaqo qorista caalamiga oo ay iska daayaan inay shaqaaleeyaan dad ajanabi ah inta uu jiro qof soomaaliyeed oo qaban kara shaqada ay bixinayaan, waana inay xoogga saaraan shaqo siinta dadka soomaaliyeed ee gudaha wadanka ku nool si faqriga iyo shaqo la\u2019aanta wax looga qabto.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Ugu dambeyn isbahaysigu wuxuu umadda soomaaliyeed ugu baaqayaa in ay dalkooda maalgashadaan lana hormariyo waxsoosaarka dalka si shaqo abuur badan loo helo loogana gaajada iyo faqriga haysta in badan oo ka mid ah dadka soomaaliyeed. Guul waxaynu ku gaari karnaa inaga oo muruqeena maalno. <\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Wabilaahi Towfiiq<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Mudane Saciid Jaamac Qoorsheel<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Guddoomiyaha Isbahaysiga<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27728\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27727\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27729\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg\" alt=\"tabarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a> <\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulanka ay maanta yeesheen Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya,uuna shir gudoominayey Gudoomiyaha (I.X.S.S) Saciid Jaamac Qoorshel ayaa waxaa lagaga hadley qodobo dhawr ah,wuxuuna u qornaa warsaxaafadeedka ay soo saareen sidatan:- &nbsp; &nbsp; Ref: \u00a0\u00a0\u00a0IXSS\/XG\/016\/2016 \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Date: 1th May, 2016 &nbsp; Ku: \u00a0dhammaan Saxaafadda gudaha iyo dibadda &nbsp; Ujeeddo: \u00a0Warsaxaafadeed Isbahaysiga Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliyeed (IXSS), dabaal degga maalinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27743,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27740","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27740","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27740"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27740\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27745,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27740\/revisions\/27745"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27743"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27740"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27740"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27740"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}