{"id":27726,"date":"2016-04-30T21:26:45","date_gmt":"2016-04-30T18:26:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27726"},"modified":"2016-04-30T21:27:54","modified_gmt":"2016-04-30T18:27:54","slug":"booliska-puntland-oo-beeniyey-in-taliyahooda-gaari-laga-dhaceytaliyaha-booliska-ayaa-hadley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/04\/booliska-puntland-oo-beeniyey-in-taliyahooda-gaari-laga-dhaceytaliyaha-booliska-ayaa-hadley\/","title":{"rendered":"Booliska Puntland oo beeniyey in taliyahooda gaari laga dhacey\/taliyaha booliska ayaa hadley."},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidamada Booliiska Puntland Jen. Cabdirisaaq Maxamuud Yuusuf (Af-gaduud) oo Maanta shir jaraa&#8217;id ku qabtey Garoowe, ayaa beeniyay in la dhacay gaari uu lahaa Madaxweyne ku xigeenka Puntland.<\/p>\n<p>Jeneraal Af-guduud ayaa ku sheegay gaariga la dhacay in ahaa mid ka mid ah labo gaari oo dhawaan ay hay&#8217;adda OIM ay siisay ciimadda booliiska Puntland. Isagoo intaas ku daray in Taliska Somaliland oo garigaan Gacanta ku dhigay ayaa dib ugu so celiyay Puntland kadib Wadda Hadal Dhex-maray Labadda Talis ee Puntland iyo Somaliland.<\/p>\n<p><strong><a href=\"http:\/\/hiiraan.com\/images\/2016\/apr\/Dhageyso_Taliyaha_Booliiska_Puntland.mp3\">DHAGEYSO: Codka Taliyaha Ciidamada Booliiska Puntland, Jeneraal Af-guduud;<\/a><\/strong><\/p>\n<p>Sidoo kale, Darawalkii Gaariga dhacay ayuu sheegay Taliyhu in ay Ganacta weli ugu jiro Somaliland oo isagoo baxsad ah uu u galay, dhawaanna Puntland lagu soo wareejin doono.<\/p>\n<p>Wararka la xiirar in la dhacay gaari u lahaa madaxweyne ku xigeenka Puntland, C\/xakiin Cameey ayaa dhawaan waxaa baahiyay warbaahinta qaarkood.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Taliyaha Booliiska Puntland &#8211; ayaa sheegay in Puntaland iyo Somaliland ay billow fiican oo wadashaqayna u tahay so celinta gaaringan, ay leeyihiin ciidanka booliiska Puntland.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27727\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27728\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27729\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg\" alt=\"tabarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidamada Booliiska Puntland Jen. Cabdirisaaq Maxamuud Yuusuf (Af-gaduud) oo Maanta shir jaraa&#8217;id ku qabtey Garoowe, ayaa beeniyay in la dhacay gaari uu lahaa Madaxweyne ku xigeenka Puntland. Jeneraal Af-guduud ayaa ku sheegay gaariga la dhacay in ahaa mid ka mid ah labo gaari oo dhawaan ay hay&#8217;adda OIM ay siisay ciimadda booliiska Puntland. Isagoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27731,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27726","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27726","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27726"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27726\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27730,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27726\/revisions\/27730"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27731"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27726"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27726"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27726"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}