{"id":27721,"date":"2016-04-30T21:03:31","date_gmt":"2016-04-30T18:03:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27721"},"modified":"2016-04-30T21:14:31","modified_gmt":"2016-04-30T18:14:31","slug":"somaliland-oo-dib-u-bilawdey-diiwaan-gelinta-cod-bixinta-ee-gobolka-maroodi-jeexhargeysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/04\/somaliland-oo-dib-u-bilawdey-diiwaan-gelinta-cod-bixinta-ee-gobolka-maroodi-jeexhargeysa\/","title":{"rendered":"Somaliland oo dib u bilawdey diiwaan gelinta cod bixinta ee gobolka Maroodi jeex(Hargeysa)."},"content":{"rendered":"<p>Gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta waxaa si rasmi ah uga billowday Diiwaan-gelinta Cod-bixiyeyaasha, iyadoo Shacabku ugu dareereen Qaadashada kaadhka codeynta.<\/p>\n<p>Mas&#8217;uuliyiinta Saddexda Xisbi Qaran iyo madaxweynaha ayaa iyaguna ka mid ahaa dadkii qaatay kaadhka codeynta, kuwas oo dhamaantood soo dhoweeyey bilowga magaaladda Hargeysa\u00a0 ee diiwaangelinta codbixiyeyaasha.<\/p>\n<p>Madaxweynaha iyo Wasiiro la socday, ayaa iyaguna hoolka hay\u2019adda shaqaalaha ka qaatay kaadhka codeynta, waxaanay madaxweynaha iyo marwadiisu buuxiyeen waraaqihii loogu talogalay in muwaadin kastaa buuxiyo si uu u dhamaystiro nidaamka Diiwaan-gelinta Cod-bixiyeyaasha, waxanay sidaasi ku dhamaystireen shuruudihii looga baahnaa muwaadinka is diwaangelinaya.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo ay wehlinayeen qaar ka mid ah saraakiisha sare ee xisbiga Ucid ay\u00a0 iyaguna iska soo Diinwaan-galiyeen Xarunta Shaqaalaha Dawladda oo iyadu kamid ah goobaha la dhigay sanduuqa diiwaan-galinta.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha, ayaa markii uu isisoo Diinwaan-geliyay Warbaahinta kula hadlay Afaafka hore ee xarunta, isagoo sheegay inuu ku faraxsan yahay qaadashada kaarka diiwaangelinta.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa carabka ku dhuftay inay diinwaan-galintu muhiimad weyn u leedahay Dhismaha Dawladnimo, isagoo ka digay Qabyaalada oo uu sheegay inay tahay wax xun oo dib u dhac keenta.<\/p>\n<p>Sidoo kale, masuuliyiinta xisbiga mucaaradka ah ee WADANI oo uu hoggaaminayey Xog-hayaha guud ee xisbiga, Maxamed Uur-cadde oo ay wehlinayaan saraakiil ka tirsan xisbiga ayaa iyaguna kaadhadhkii codeynta ka qaatay xarunta hay\u2019adda shaqaalaha.<\/p>\n<p>Xisbiga taladda haya ee KULMIYE oo uu hoggaaminayey guddoomiye ku xigeenka 1-aad, Maxamed Kaahin\u00a0ayaa iyana ka qaatay kaarka diiwaangelinta codbixiyeyaasha magaalada Hargeysa, kuwaasoo soo dhaweeyay sida habsami ah ee ay uga socoto Hargeysa.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Guddida Doorashooyinka oo kormeer soo sameeyey ayaa xusay inay si Nabad-galyo ah uga billaabtay gobolka Maroodi-jeex oo ah Gobolka ugu balaadhan Gobollada Somaliland, isla markaana dadku intoodda badan degan yihiin caasimadda Hargeysa.<\/p>\n<p>Gobolka Maroodi jeex ayaa noqonaya gobolkii afraad ee ay ka bilaabanto diiwaangelinta codbixiyeyaasha,waxaana hore uga soo dhamaatay goboladda Saaxil, Togdheer iyo Awdal.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27690\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27643\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco21.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco21.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27682\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak-150x150.jpg\" alt=\"tabarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta waxaa si rasmi ah uga billowday Diiwaan-gelinta Cod-bixiyeyaasha, iyadoo Shacabku ugu dareereen Qaadashada kaadhka codeynta. Mas&#8217;uuliyiinta Saddexda Xisbi Qaran iyo madaxweynaha ayaa iyaguna ka mid ahaa dadkii qaatay kaadhka codeynta, kuwas oo dhamaantood soo dhoweeyey bilowga magaaladda Hargeysa\u00a0 ee diiwaangelinta codbixiyeyaasha. Madaxweynaha iyo Wasiiro la socday, ayaa iyaguna hoolka hay\u2019adda shaqaalaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27723,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27721","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27721","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27721"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27721\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27722,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27721\/revisions\/27722"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27723"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27721"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27721"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27721"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}