{"id":27718,"date":"2016-04-30T20:54:44","date_gmt":"2016-04-30T17:54:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27718"},"modified":"2016-04-30T22:49:34","modified_gmt":"2016-04-30T19:49:34","slug":"rw-cumar-crashiid-oo-maanta-barlamaanka-hortagey-una-shaeaxey-habka-doorashadu-u-dhici-doonto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/04\/rw-cumar-crashiid-oo-maanta-barlamaanka-hortagey-una-shaeaxey-habka-doorashadu-u-dhici-doonto\/","title":{"rendered":"R\/W Cumar C\/rashiid oo maanta barlamaanka hortagey una sharaxey habka doorashadu u dhici doonto."},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumada Somalia, Cumar C\/rashiid Cali Sharma\u2019arke, ayaa maanta hor-geeyay Baarlamaanka Federaalka Somalia Hannaanka Geeddi-Socodka Doorashada Soomaaliya ka dhici doona daba-yaaqada Sannadkan 2016.<\/p>\n<p>Sharma\u2019arke oo khudbad uu ka jeediyay kulanka baarlamaanka, sharaxaad dheeraad ah uga bixiyay hannaankan doorasho ee ay xukuumaddu soo gudbisay, isagoo xusay in hannaanka Wada-tashi guud ay ka sameeyeen dawladda Somalia iyo Maamul-goboleedyada isagoo ka codsaday xildhibaannada baarlamaanka inay Meel-mariyaan hannaankan si ay u qabsoonto doorashadu waqtigii loogu talo-galay.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ka codsanayaa baarlamaanka, iyagoo eegaya duruufaha ka jira Somalia, wakhtiga oo gabaabsi ah iyo hawsha baaxadda leh ee dhiman inaad Ansixisaan Hannaanka Doorasho ee lagu keenay wada-xaajood siyaasadeed oo ku saleysnaa go\u2019aan Wadajir ah oo Dawladda Federaalka Somalia iyo Maamul-goboleedyada xubnaha ka ah qaateen,\u201d ayuu Sharma\u2019arke yiri.<\/p>\n<p>Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa intaa kaddib ka codsaday xildhibaannada inay soo akhiyaan qorshahan, Isniinta soo socotana halkaas laga sii amba-qaadi doono go\u2019aanka ka gaarista Qorshaha guud ee Hannaanka Doorashooyinka Dalka.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, Hannaanka doorasho ee dalka oo la qorsheeyay inuu noqdo mid ku dhisan 4.5-ka, iyadoo ay isku raaceen Dhammaan Mas\u2019uuliyiinta Dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamul-goboleedyada dalka.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27690\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27682\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak-150x150.jpg\" alt=\"tabarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27643\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco21.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco21.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumada Somalia, Cumar C\/rashiid Cali Sharma\u2019arke, ayaa maanta hor-geeyay Baarlamaanka Federaalka Somalia Hannaanka Geeddi-Socodka Doorashada Soomaaliya ka dhici doona daba-yaaqada Sannadkan 2016. Sharma\u2019arke oo khudbad uu ka jeediyay kulanka baarlamaanka, sharaxaad dheeraad ah uga bixiyay hannaankan doorasho ee ay xukuumaddu soo gudbisay, isagoo xusay in hannaanka Wada-tashi guud ay ka sameeyeen dawladda Somalia [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27720,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27718","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27718","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27718"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27718\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27737,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27718\/revisions\/27737"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27720"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27718"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27718"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27718"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}