{"id":27713,"date":"2016-04-16T19:49:19","date_gmt":"2016-04-16T16:49:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27713"},"modified":"2016-04-16T19:51:58","modified_gmt":"2016-04-16T16:51:58","slug":"kenya-nin-ka-danbeeyey-wadaad-caan-ahaa-dilkiisa-sanadkii-2014kii-oo-dil-lagu-xukumey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/04\/kenya-nin-ka-danbeeyey-wadaad-caan-ahaa-dilkiisa-sanadkii-2014kii-oo-dil-lagu-xukumey\/","title":{"rendered":"KENYA: nin ka danbeeyey wadaad caan ahaa dilkiisa sanadkii 2014kii oo dil lagu xukumey."},"content":{"rendered":"<p>Maxkamada sare ee Magaalada Mombasa ayaa xukun dil ah ku riday nin lagu soo eedeeyay in uu kadambeeyay dilkii loo gestay Gudoomiyahii hore ee Golaha Imaamyadda &amp; Waacidiinta Kenya Sheekh Maxamed Idiris, wadaadkaas oo la sheegay sidoo kale inuu kasoo horjeeday olole la sheegay in al-Shabaab dhallinyaro u dagaalanta loogu abaabuli jiray oo ka jiray sida lasheegay gobolka xeebta ee Kenya.<\/p>\n<p>Maxamed Sudi oo ah eedeysanaha oo lagu xukumay dil shalay ayaa la sheegay in lagu helay dambigii lagu soo oogay oo ah in uu ka dambeeyay falkaasi dilka ah.<\/p>\n<p>Xaakimka sare ee maxkamadaas, Martin Muya ayaa sheegay Mr Sudi in lagu helay caddeyn buuxdo oo horseeday Xukunkaasi in lagu rido. \u00a0 Sheeqa oo ahaa mid kamid ah Culuma udiinka sida weyn loo yiqaanay ayaa la dilay 10-KII bishii Juun ee sanadkii 2014-kii. \u00a0 Dilkaasi wixii kadambeeyay ayaa laamaha amaanka bilaaben baritaano ballaaran oo lagu baadi goobayay qofkii kadambeeyay dilka loo gestay sheeqa oo markii dambana lagu helay Maxamed \u00a0Sudi.<\/p>\n<p>Sheekh Idiris ayaa ka tagay afar xaas\u00a0 iyo\u00a0 25-caruur ah, dhanka kalana ninka shalay xukunka dilka ah lagu xukumay ayaa la sheegay in uu xubin ka ahaa koox la mamnuucay oo lagu magacaabo MRC waxaana la sheegay in uu hestay Mr Sudi 108 cajalado oo ah kuwo falal argagixisonimo ah ay ku duuban yihiin.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27690\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27682\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak-150x150.jpg\" alt=\"tabarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27643\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco21.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco21.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamada sare ee Magaalada Mombasa ayaa xukun dil ah ku riday nin lagu soo eedeeyay in uu kadambeeyay dilkii loo gestay Gudoomiyahii hore ee Golaha Imaamyadda &amp; Waacidiinta Kenya Sheekh Maxamed Idiris, wadaadkaas oo la sheegay sidoo kale inuu kasoo horjeeday olole la sheegay in al-Shabaab dhallinyaro u dagaalanta loogu abaabuli jiray oo ka jiray [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27716,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27713","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27713","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27713"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27713\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27717,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27713\/revisions\/27717"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27716"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27713"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27713"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27713"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}