{"id":27708,"date":"2016-04-16T19:37:49","date_gmt":"2016-04-16T16:37:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27708"},"modified":"2016-04-16T19:40:19","modified_gmt":"2016-04-16T16:40:19","slug":"musharaxa-mareykanka-donald-trump-oo-lagu-eedeeyey-ku-xadgudub-xuquuqda-aadanaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/04\/musharaxa-mareykanka-donald-trump-oo-lagu-eedeeyey-ku-xadgudub-xuquuqda-aadanaha\/","title":{"rendered":"Musharaxa Mareykanka Donald Trump oo lagu eedeeyey ku xadgudub xuquuqda aadanaha."},"content":{"rendered":"<p>Madaxa Arrimaha Xuquuqda Aadanaha ee QM Sayid Racad Al-Xuseyn ayaa wuxuu weerar afka ah ku qaaday Musharraxa ugu cad-cad Xisbiga Jamhuuriga ee dalka Mareynaka, Donald Trump.<\/p>\n<p>Al-Xuseyn ayaa sheegay in mushraxan doonaya inuu madaxweynaha ka noqdo Mareykanka uu gaysanayo xad-gudub. Isagoo sheegay inuu yahay ruux aad u taageersan jir-dilka iyo dhibaatooyinka kale ee ka dhanka ah bani&#8217;aadamnimada.<\/p>\n<p>&#8220;Trump waa murashax maal-qabeen ah oo aad u jecel waxyaabaha ay ka mid yihiin jir-dilka iyo in Muslimiinta daba-gal lagu sameeyo, taasoo xadgudub ku ah xuquuqda aadanaha,&#8221; ayuu yiri Sayid Al-Xuseyn.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Sayid ayaa intaas ku daray in eexda iyo Munaafaqnimada aysan calaamad hoggaan wanaagsan caalamad u ahayn, isagoo intaas ku daray in hadallada ku dhisan nacaybka aysan majaajillo iyo maaweelo.<\/p>\n<p>Donald Trump oo ah murashax u taagan xilka madaxnimo ee Mareykanka ayaa horraantii sannadkan wuxuu hadal aad saameyn u yeeshay uu ka jeediyay dalka Mareykanka, kaasoo ahaa in mulimiinta aan loo ogolaan inay soo galaan Mareykanka.<\/p>\n<p>Hadalkan, ayaa waxaa siyaabo kala duwan uga hadlay Madaxda Caalamka intooda badan, iyadoo Tump lagu sheegay inuu yahay ruux aan u qalmin inuu hoggaamiyo Mareykanka, taasoo laftiisa dhaawac weyn u geystay.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Hadalka Sayid Al-Xuseyn ayaa noqonaya midkii uu soo jeediyo Mas&#8217;uul ka tirsan Caalamka, iyadoo horay ay hay&#8217;ad Caalami ah u sheegtay in haddii Trump uu Madaxweyne ka noqdo Mareykanka ay taasi ka dhigan tahay caqabad kale oo dunida soo wajahday.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27690\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27682\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak-150x150.jpg\" alt=\"tabarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27643\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco21.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco21.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxa Arrimaha Xuquuqda Aadanaha ee QM Sayid Racad Al-Xuseyn ayaa wuxuu weerar afka ah ku qaaday Musharraxa ugu cad-cad Xisbiga Jamhuuriga ee dalka Mareynaka, Donald Trump. Al-Xuseyn ayaa sheegay in mushraxan doonaya inuu madaxweynaha ka noqdo Mareykanka uu gaysanayo xad-gudub. Isagoo sheegay inuu yahay ruux aad u taageersan jir-dilka iyo dhibaatooyinka kale ee ka dhanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27711,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27708","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27708","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27708"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27708\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27712,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27708\/revisions\/27712"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27711"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27708"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27708"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27708"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}