{"id":277,"date":"2011-04-30T20:03:47","date_gmt":"2011-04-30T20:03:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=277"},"modified":"2011-04-30T20:03:47","modified_gmt":"2011-04-30T20:03:47","slug":"faroole-oo-mareykanka-ka-dalbaday-in-laga-dhigo-madaxweynaha-ama-rwasaaraha-soomaaliya-ka-dib-kulankii-maanta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/04\/faroole-oo-mareykanka-ka-dalbaday-in-laga-dhigo-madaxweynaha-ama-rwasaaraha-soomaaliya-ka-dib-kulankii-maanta\/","title":{"rendered":"Faroole oo Mareykanka Ka Dalbaday In Laga Dhigo Madaxweynaha Ama R\/wasaaraha Soomaaliya Ka Dib Kulankii Maanta"},"content":{"rendered":"<p>C\/raxmaan Maxamed Faroole oo maanta kulan la qaatay saraakiil ka tirsan Dowladda Mareekanka ayaa waxay ka wada hadleen arimo ku aadan Augost iyo sida laga yeelayo TFG-da<\/p>\n<p>Kulankaani oo ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxa uu qaatay mudo saacado ah iyadoo labada dhinacna aya ka wada hadleen Faroole masuuliyada uu ka qaban karo TFG-da Mr. Faroole wuxuu u gudbiyay sariikaashaasi ka tirsan dowladda Mareekanka in rabi taankiisu uu yahay qabashada xilka Madaxweenenimada haduu uu waayana uu rabitaankiisu yahay R\/wasaaraha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Il wareedyo ku sugan xarunta madaxtooyada Boosaaso ayaa u sheegay Warsom.com in balan qaad loo sameeyay Faroole oo ku aadan in laba xil midkood la siiyo waxaana Faroole maalmahii ugu dambeeyay wuxuu loolan dhanka siyaasadda ah uu kula jiray Shariif Sh. Axmed.<\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-small; font-family: Arial;\">\u00a0<\/p>\n<p><\/span><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p><\/span><span style=\"color: #ff0000; font-family: Times New Roman;\">Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p><\/span><\/em><\/strong><span style=\"font-family: Times New Roman;\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/p>\n<p><\/span><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff; font-family: Times New Roman;\">info@warsom.com<\/span><\/span><\/span><\/a><span style=\"font-family: Times New Roman;\"> &amp; <\/span><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff; font-family: Times New Roman;\">webmaster@warsom.com<\/span><\/span><\/span><\/a><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>C\/raxmaan Maxamed Faroole oo maanta kulan la qaatay saraakiil ka tirsan Dowladda Mareekanka ayaa waxay ka wada hadleen arimo ku aadan Augost iyo sida laga yeelayo TFG-da Kulankaani oo ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxa uu qaatay mudo saacado ah iyadoo labada dhinacna aya ka wada hadleen Faroole masuuliyada uu ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-277","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/277","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=277"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/277\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":283,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/277\/revisions\/283"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=277"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=277"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=277"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}