{"id":27684,"date":"2016-04-14T21:26:00","date_gmt":"2016-04-14T18:26:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27684"},"modified":"2016-04-14T21:28:19","modified_gmt":"2016-04-14T18:28:19","slug":"maamulka-gobolka-hiiraan-iyo-wax-garad-kale-oo-ka-wada-hadley-colaad-ka-taagan-duleedka-bweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/04\/maamulka-gobolka-hiiraan-iyo-wax-garad-kale-oo-ka-wada-hadley-colaad-ka-taagan-duleedka-bweyne\/","title":{"rendered":"Maamulka gobolka Hiiraan iyo wax garad kale oo ka wada hadley colaad ka taagan duleedka B\/weyne."},"content":{"rendered":"<p>Kaddib, iska-horimaad maanta dad xoolo-dhaqato ahaa ku dhex-maray Deegaan hoos-yimaada Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, ayaa waxaa arrintan ka wada-hadlay maamulka Gobolka Hiiraan iyo Waxgarad kasoo kala jeeda Beelaha uu dagaalku dhex-maray.<\/p>\n<p>Waxaa siddoo kale kulanka qeyb ka ahaa laamaha Amniga dowladda Somalia iyo kuwa howlgalka midowga Africa AMISOM ee ka howlgala gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Mas&#8217;uuliyiinta maamulka iyo saraakiisha ciidamada ayaa waxgaradka labada beelood ka dalbaday in sida ugu dhaqsiyo badan loosoo Af-meero xiisadaha colaadeed ee ka jirta deegaannada ay wada-degaan, wixii khilaaf ah ee jirana lagu dhameeyo hab wadda-hadal ku dhisan.<\/p>\n<p>Waxgaradka labada dhinac oo si gooni-gooni ah ula hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Qodobbadii laga wada-hadlay la iskku af-gartay, isla markaana ka xun yihiin dadkii ku geeriyooday iyo kuwii ku dhaawacmay dagaalka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, labada dhinac waxaa baaq u jeediyay odayaasha iyo waxgaradka qaybta ka ah Shir-weynaha dib-u-hishiisiinta ee ka socda Beledweyne, iyagoo sheegay in waqtigan aan loo baahneyn colaad iyo dagaallo dhiig lagu daadiyo.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, labada beelood ee dagaalku dhex-maray maanta ayaa dhowr mar oo hore sidaan oo kale ugu Dagaallamay deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan, laakiin dagaalka hadda dhex-martay la leeyahay waa mid salka ku heysa wadaaga Daaqa iyo biyaha oo aad mooddo inay aad ugu yar yihiin deegaannada ay degaan.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27682\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak-150x150.jpg\" alt=\"tabarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27643\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco21.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco21.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kaddib, iska-horimaad maanta dad xoolo-dhaqato ahaa ku dhex-maray Deegaan hoos-yimaada Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, ayaa waxaa arrintan ka wada-hadlay maamulka Gobolka Hiiraan iyo Waxgarad kasoo kala jeeda Beelaha uu dagaalku dhex-maray. Waxaa siddoo kale kulanka qeyb ka ahaa laamaha Amniga dowladda Somalia iyo kuwa howlgalka midowga Africa AMISOM ee ka howlgala gobolka Hiiraan. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27686,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27684","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27684","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27684"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27684\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27688,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27684\/revisions\/27688"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27686"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27684"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27684"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27684"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}