{"id":27677,"date":"2016-04-14T21:10:31","date_gmt":"2016-04-14T18:10:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27677"},"modified":"2016-04-14T21:16:43","modified_gmt":"2016-04-14T18:16:43","slug":"cabdi-weli-cali-gaas-oo-shaaciyey-in-puntland-ay-aqbashey-goaanadii-lagu-gaarey-muqdisho-ee-doorashada-2016ka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/04\/cabdi-weli-cali-gaas-oo-shaaciyey-in-puntland-ay-aqbashey-goaanadii-lagu-gaarey-muqdisho-ee-doorashada-2016ka\/","title":{"rendered":"Cabdi weli Cali Gaas oo shaaciyey in Puntland ay aqbashey go&#8217;aanadii lagu gaarey Muqdisho ee doorashada 2016ka."},"content":{"rendered":"<p>Wafdigii Madaxweynaha Puntland C\/weli Maxamed Cali Gaas ayaa dib ugu soo laabtay Garoowe. Waxaa Garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyey ku-xigeenkiisa, C\/xakiin Cumar Cameey, Wasiirro, Xidhibaano iyo qaybaha Bulshada.<\/p>\n<p>C\/weli Gaas, ayaa intaas kaddib ka Warbixiyey safarkii isaga iyo Wafdigiisu ay Muqdisho ku tageen, isagoo Xusay inay uga qayb galeen Kulankii Wada-tashiga Qaran ee looga hadlayay sidii Dalka ay uga dhici lahayd doorasho horseedda Dawladnimo tayo leh.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Madaxweyne Gaas ayaa sheegay in Safarkooda Muqdisho ay ka ahayd qayb sidii aanay u dhici lahayn wax muddo kororsi ah, isla markaasna loo sameyn lahaa ROAD MAP-kii &#8211; Dalka lagu gaarsiin lahaa doorasho Qof iyo Cod ah marka la gaaro sannadka 2020-ka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Puntland ayaa xusay heshiiskii ay wada-galeen Puntland iyo Dowladda Federaalku horraantii bishaan uu muujinayay maslaxadda guud ee ummadda Soomaaliyeed inay isku mid tahay, isla markaan ay mar walba Puntland ka shaqayso maslaxadda guud ee Waddanka.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaa ka muuqday War-mutiyeedkii kasoo baxay Madashii Doorashooyinka in la is-waafajiyo heshiiskii Puntland iyo Dowladda Federaalku ay Garoowe ku galeen, Beesha Caalamkuna ay Markhaatiga ka ahayd iyo waxa kasoo baxay madasha Wadatashiga qaran inay is-waafaqaan,&#8221; ayuu yiri C\/weli Gaas.<\/p>\n<p>Gaas ayaa intaas ku daray. &#8220;Taasi waxay ka turjumaysaa in Masaalixda guud ee Somalia iyo tan Puntland ay isku mid tahay oo is-waafaqayso, heshiiskaan ayaana markhaati u ah.&#8221;<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Madaxweynaha Puntland, ayaa xusay in ka-xukuumad ahaan ay Puntland ku qanacsan tahay Heshiiskaas, ayna aad u soo dhaweynayaan, sidoo kalena uu dhici doono &#8211; Shir kale oo looga hadli doono Dastuurka Qabyo-qoraalka ah, kaasoo lagu qaban doono Magaalada Garoowe Horraanta bisha soo socta, kaasoo looga hadli doono Dastuurka oo ay Puntland hore dhawr mar uga hadashay wax ka beddelkiisa.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27682\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak-150x150.jpg\" alt=\"tabarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27643\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco21.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco21.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdigii Madaxweynaha Puntland C\/weli Maxamed Cali Gaas ayaa dib ugu soo laabtay Garoowe. Waxaa Garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyey ku-xigeenkiisa, C\/xakiin Cumar Cameey, Wasiirro, Xidhibaano iyo qaybaha Bulshada. C\/weli Gaas, ayaa intaas kaddib ka Warbixiyey safarkii isaga iyo Wafdigiisu ay Muqdisho ku tageen, isagoo Xusay inay uga qayb galeen Kulankii Wada-tashiga Qaran ee looga hadlayay sidii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27679,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27677","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27677","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27677"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27677\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27683,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27677\/revisions\/27683"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27679"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27677"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27677"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27677"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}