{"id":27667,"date":"2016-04-14T20:41:39","date_gmt":"2016-04-14T17:41:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27667"},"modified":"2016-04-14T20:48:04","modified_gmt":"2016-04-14T17:48:04","slug":"madaxweynaha-jubaland-oo-guul-ku-tilmaamey-goaanadii-kasoo-baxey-shirkii-madasha-qaran-waxa-loogu-yeerey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/04\/madaxweynaha-jubaland-oo-guul-ku-tilmaamey-goaanadii-kasoo-baxey-shirkii-madasha-qaran-waxa-loogu-yeerey\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha jubaland oo guul ku tilmaamey go&#8217;aanadii kasoo baxey shirkii madasha qaran waxa loogu yeerey."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo dib ugu laabtay Kismaayo ayaa ka hadlay shirkii Madasha Wada-tashiga Qaran ee Muqdisho lagu qabtay, kaas oo looga hadlayay Doorashooyinka Dalka ka dhici doona Sannadkaan, ayna kasoo baxeen Go&#8217;aanno la xiriira Doorashooyinka.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay Axmed Madoobe in Wada-tashigii Muqdisho uu ahaa mid ay hoggaamiyeyaashu uga hadleen Mustaqbalka Somalia, isagoo hadalkiisa ku daray inay ahayd Guul Taariikhi ah in Hoggaamiyeyaasha Somalia oo aanay cidi ku dhex-jirin ay heshiis gaaraan.<\/p>\n<p>&#8220;Anigu waxaan oran karaa guul Taariikhi ah ayay ahayd in Hoggaamiyeyaasha Soomaalida oo aanay ku dhex-jirin cid kale ay heshiis gaaraan, Beesha Caalamku Shirkaas cidi kama joojin,&#8221; ayuu yiri Axmed Madoobe oo Wariyeyaasha kula hadlayay Kismaayo.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Axmed Madoobe ayaa xusay in go&#8217;aannada laga doodayay aysan aheyn kuwo jilicsan, laakiin la muujiyay isku-tanaasul iyo mas\u2019uuliyad, taas oo uu sheegay inay ahayd in shirka ay go&#8217;aanno la isku raacsan yahay kasoo baxaan.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jubbaland ayaa intaas ku daray in soo xulitaanka Aqalka Sare ee Baarlamaanka ay u taallo maamul-goboleedyada, Halka Aqalka Hoose uu ka imaan doono xildhibaan walba deegaanka laga soo xuli doono.<\/p>\n<p>&#8220;Arrinkaan, wuxuu meesha ka saaraysaa shakiyo badan oo la qabay, kuwaasoo ku saabsan waqti-hawleedka Baarlamanka Federaalka Somalia ee hadda shaqeynaya,&#8221; ayuu hadalkiisa ku daray madaxweynaha maamulka Jubbaland.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Bisha Ogoosto ee Sannadkan 2016-ka ayaa la qorsheynayaa in labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya lasoo xulo, kuwaasoo soo dooran doona Guddoonkooda iyo Madaxweynaha ee Jamhuuriyadda Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27643\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco21.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco21.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo dib ugu laabtay Kismaayo ayaa ka hadlay shirkii Madasha Wada-tashiga Qaran ee Muqdisho lagu qabtay, kaas oo looga hadlayay Doorashooyinka Dalka ka dhici doona Sannadkaan, ayna kasoo baxeen Go&#8217;aanno la xiriira Doorashooyinka. Wuxuu sheegay Axmed Madoobe in Wada-tashigii Muqdisho uu ahaa mid ay hoggaamiyeyaashu uga hadleen Mustaqbalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27670,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27667","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27667","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27667"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27667\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27671,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27667\/revisions\/27671"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27670"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27667"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27667"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27667"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}