{"id":27662,"date":"2016-04-13T21:13:56","date_gmt":"2016-04-13T18:13:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27662"},"modified":"2016-04-13T21:18:30","modified_gmt":"2016-04-13T18:18:30","slug":"odayaasha-dhaqanka-hiiraan-oo-eedeyn-kulul-usoo-jeediyey-dawlada-federalka-soomaaliyawaa-maxey-sababtu","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/04\/odayaasha-dhaqanka-hiiraan-oo-eedeyn-kulul-usoo-jeediyey-dawlada-federalka-soomaaliyawaa-maxey-sababtu\/","title":{"rendered":"Odayaasha dhaqanka Hiiraan oo eedeyn kulul usoo jeediyey dawlada federalka Soomaaliya\/waa maxey sababtu?."},"content":{"rendered":"<p>Shir jaraa&#8217;id oo maanta ay ku qabteen odayaasha-dhaqanka ee gobolka Hiiraan madasha uu ka socdo shirweynaha dib-u-hishiisiinta magaalada Beledweyne waxaa ay ku eedeeyeen dowladda federaalka Soomaaliya in ay waqtigan ka shaaqeyneyso sidda ay hadalka u dhigeen colaad lagu dhax abuurayo bulshada ku dhaqan gobollada Hiiraan &amp; Sh\/dhexe.<\/p>\n<p>Odayaasha ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya oo loo unkay dib-u-hishiisiin, taa badalkeeda mas&#8217;uuliyiinteeda ka shaqeynayaan qorshayaal laga yaabo in ay sababaan dagaalo mar kale ka dhaca qeybo ka mid ah dalka Soomaaliya, waa sidda ay hadalka u dhigeen odayaasha.<\/p>\n<p>Wax-garadka shirka jaraa&#8217;id qabtay, ayaa ugu baaqay Dowladaha, Ururada iyo Hay&#8217;adaha Caalamiga ah ee daneeya arrimaha Soomaaliya in ay soo fara-galiyaan dhaq-dhaqaaqyada mas&#8217;uuliyiinta dowladda ka wadaan qeybo ka mid ah gobollada Hiiraan iyo Sh\/dhexe oo keeni kara marka danbe colaad iyo isku dhaca bulsho muddo dheer ku soo nooleyd nabad-galyo iyo daris wanaag.<\/p>\n<p>Shirkan jaraa&#8217;id ayaa imanaya kaddib markii wasiirka wasaarrada arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumada Soomaaliya C\/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ka daah-furay magaalada Jowhar wajigii labaad shirka maamul u sameynta labada gobol Hiiraan iyo Sh\/dhexe.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii, waxaa magaalada Beledweyne ka soconaya shirweyne dib-u-hishiishiin ah oo ay ka qeyb-qaanayaan ergo ka kala tirsan guud ahaanba beellaha dega gobolka Hiiraan, kaddib markii mas&#8217;uuliyiinta sare ee dowladda iyo qaar ka mid ah duubabka dhaqanka isku fahmi waayeen hab raaca dhismaha maamulka labada gobol Hiiraan &amp; Sh\/dhexe.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27643\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco21.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco21.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shir jaraa&#8217;id oo maanta ay ku qabteen odayaasha-dhaqanka ee gobolka Hiiraan madasha uu ka socdo shirweynaha dib-u-hishiisiinta magaalada Beledweyne waxaa ay ku eedeeyeen dowladda federaalka Soomaaliya in ay waqtigan ka shaaqeyneyso sidda ay hadalka u dhigeen colaad lagu dhax abuurayo bulshada ku dhaqan gobollada Hiiraan &amp; Sh\/dhexe. Odayaasha ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27665,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27662","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27662","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27662"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27662\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27666,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27662\/revisions\/27666"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27665"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27662"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27662"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27662"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}