{"id":2766,"date":"2011-08-23T11:35:28","date_gmt":"2011-08-23T11:35:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2766"},"modified":"2011-08-23T11:35:28","modified_gmt":"2011-08-23T11:35:28","slug":"mucaaradka-ka-dagaalama-tripoli-oo-sheegtay-in-ay-gacanta-ku-dhigeen-saif-al-islam","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/08\/mucaaradka-ka-dagaalama-tripoli-oo-sheegtay-in-ay-gacanta-ku-dhigeen-saif-al-islam\/","title":{"rendered":"Mucaaradka Ka  Dagaalama Tripoli Oo Sheegtay In Ay Gacanta Ku Dhigeen Saif Al-Islam"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/qadaafi2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2770\" title=\"qadaafi2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/qadaafi2-211x300.jpg\" alt=\"\" width=\"288\" height=\"334\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n<p>Mustafe al-Jaliil Oo Ah Madaxa ugu Sareeya\u00a0 Ee Mucaaradka Ka dagaalamaya Dalka Libiya Iyo Dhamaan Mucaaradka Oo isku raaceen dhamaantood in ay hayaan <strong>Saif Al-Islam<\/strong>, Sidoo Kale Dacwad Oogaha Maxkamadda Denbiyada Caalmaka ee <strong>ICC<\/strong>, ayaa Warbaaahinta \u00a0u xaqiijiyey in la hayo Saif al-Islam isla markaana ay ka wada hadlayaan Madaxda mucuaraadka sidii loo keeni lahaa Islamrakaan\u00a0 U Xuriyadiisa u Heli Lahaa<\/p>\n<p>Mid Ka mid ha madaxda caalmaka ayaa sidoo kale qaatey Hadalkaan waxaana khudbadohooda ku darsadey kuwo uu ka mid yahay <strong>David Cameron<\/strong>, Balse Waxaa LA isweydinayaa \u00a0ma laba Saif al-Islaam ayaa jira, goorma ayaase mucaaradku soo bandhigi doonaan Sa\u2019iful Islaamka Ay Iminka Gacanta Ku Hayaan.<\/p>\n<p>Dhinaca kale wiilka u weyn caruurta Qadafi ee Maxamed Qaddaafi oo isagu ahaa nin aan ku jirin arrimaha siyaasadda isla markaana mucaaradku ku qabteen gurigiisa ayaa ka fakadey mucaaradka, qaabka uu uga baxsadey waa mid la isweydiinaayo, wararka qaar ayaa sheegaya in ciidamo uu wato walaalkiis Khamiis ay guriga kala baxeen halka Mucaaradku sheegayaan in uu baxsadey Iyadoo Ay Kuwa Kalena Sheegayaan In iminka Gacanta Ugu jiro Mucaaradka.<\/p>\n<p>Habeenikii Xalay ahaa Ayay Mid KA mid ah Hotelada ku Yaala Magaalada Tripoli Ay Imaadeen Gaadiid Hubeesan waxaana ku jira <strong>Saif al-islam<\/strong>, waxa uu u sheegay in Magaal;ada ay Iminka Guud ahaanba Gacanta ay ku hayaanan inteeda badan isla Markaana la Kuwii KA Dagaalamayay Dalka Libiya Ee Uu Ula Jeedo Mucaaradka<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Mustafe al-Jaliil Oo Ah Madaxa ugu Sareeya\u00a0 Ee Mucaaradka Ka dagaalamaya Dalka Libiya Iyo Dhamaan Mucaaradka Oo isku raaceen dhamaantood in ay hayaan Saif Al-Islam, Sidoo Kale Dacwad Oogaha Maxkamadda Denbiyada Caalmaka ee ICC, ayaa Warbaaahinta \u00a0u xaqiijiyey in la hayo Saif al-Islam isla markaana ay ka wada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2766","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2766","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2766"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2766\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2772,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2766\/revisions\/2772"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2766"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2766"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2766"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}