{"id":27635,"date":"2016-04-12T21:03:49","date_gmt":"2016-04-12T18:03:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27635"},"modified":"2016-04-12T21:05:47","modified_gmt":"2016-04-12T18:05:47","slug":"kulan-lagu-taageerayo-musharaxnimada-xilka-madaxwweyne-2016-ee-craxmaan-cshakuur-oo-nairobi-lagu-qabtey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/04\/kulan-lagu-taageerayo-musharaxnimada-xilka-madaxwweyne-2016-ee-craxmaan-cshakuur-oo-nairobi-lagu-qabtey\/","title":{"rendered":"Kulan lagu taageerayo musharaxnimada xilka madaxwweyne 2016 ee C\/raxmaan C\/shakuur oo nairobi lagu qabtey."},"content":{"rendered":"<p>Kulan lagu taageerayay murashaxa xilka madaxweynenimada ee doorashada la filaayo in sanadkaan 2016 ay ka qabsoonto Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ah aqoonyahan Soomaaliyeed,horayna u ahaa Wasiirkii Hore ee Qorsheynta ee Soomaaliya ayaa lagu qabtay xaafada Eastleigh ee ay Soomaalidu u badan tahay ee Nairobi, Kenya.<\/p>\n<p>Shirkaan ayaa waxaa soo abaabulay waxgaradka beel ka mid ah beelaha daga maamul goboleedka Galmudug gaar ahaan degmooyinka Guri-ceel iyo Dhuuso-mareeb.<\/p>\n<p>Shirkaas ayaa waxaa ka soo qeyb galay qaar ka mid ah dhaqanka deegaanada Galmudug \u00a0gaar ahaan degmooyinka\u00a0 Guri-ceel iyo Dhuuso-mareeb, aqoonyahano, waxgarad, haween, dhallinyaro iyo siyaasiyiin iyo weliba qeybo kale oo bulshada ah oo kasoo jeedaa deegaanadaa.<\/p>\n<p>Sida ay sheegeen marti sharaftii kasoo qeybgashay kulankaa, Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo kasokow inuu ahaa Wasiirkii Hore ee Qorsheynta ee Soomaaliya ah aqoon yahan Soomaaliyeed oo loo arkay inuu u qalmo inuu qabto xilka madaxweynenimada gaar ahaan marka loo eego aqoontiisa iyo tayadiisa ayaa wuxuu xilal kale oo muhiim ah kasoo qabtay dawladihii is xigxigay ee soo maray Soomaaliya.<\/p>\n<p>Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa leh aqoon gaarsiisan ilaa heer jaamacadeed asagoo wax kusoo bartay gudaha iyo dibada dalka isla markaana sidoo kale dhanka diinta Islaamka ku xeel dheer.<\/p>\n<p>Kulankaas ayaa waxaa lagu soo bandhigay ajendeyaasha horumarinada uu Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur damacsan yahay isla markaana uu ku dhiirran yahay inuu dalka u qabto hadii loo doorto xilka madaxweynenimo doorashada guud ee la filayo inay dalka ka dhacdo sanadkaan aan kujirno ee 2016-ka.<\/p>\n<p>Qeybihii kala duwanaa ee bulshada ee shirkaasi kasoo qeyb galay ayaa ugu dambayntii ugu baaqay\u00a0 ummada Soomaaliyeed in murashaxa xilka madaxweynenimada, Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur midnimo lagu taageero.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27568\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco2.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan lagu taageerayay murashaxa xilka madaxweynenimada ee doorashada la filaayo in sanadkaan 2016 ay ka qabsoonto Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ah aqoonyahan Soomaaliyeed,horayna u ahaa Wasiirkii Hore ee Qorsheynta ee Soomaaliya ayaa lagu qabtay xaafada Eastleigh ee ay Soomaalidu u badan tahay ee Nairobi, Kenya. Shirkaan ayaa waxaa soo abaabulay waxgaradka beel ka mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27638,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27635","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27635","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27635"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27635\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27639,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27635\/revisions\/27639"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27638"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27635"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27635"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27635"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}