{"id":27624,"date":"2016-04-12T20:07:45","date_gmt":"2016-04-12T17:07:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27624"},"modified":"2016-04-12T20:09:53","modified_gmt":"2016-04-12T17:09:53","slug":"wasiirka-arrimaha-gudaha-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-maanta-furey-wajigii-labaad-ee-shirkii-jawhar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/04\/wasiirka-arrimaha-gudaha-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-maanta-furey-wajigii-labaad-ee-shirkii-jawhar\/","title":{"rendered":"Wasiirka arrimaha gudaha dawladda federalka soomaaliya oo maanta furey wajigii labaad ee shirkii JAWHAR."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\">Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya, C\/raxmaan Maxamed Xuseen [Odawaa], ayaa maanta si rasmi ah dib u furay wajigii labaad ee Shirka Jowhar, kaasoo maamul loogu dhisayo Gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe, isla markaana bilihii u dambeeyay hakad ku jiray.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellada Dhexe ayaa waxaa gaaray maanta wafdi uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya, isagoo u tagay halkaas furitaanka shirka dhismaha maamulka labadan gobol.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Shirka ayaa waxaa ka qaybgalay ergooyin ka tirsan labada gobol ee Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe oo shirkaan maamul loogu dhisayo, inkastoo ay diideen inay shirkan ka Qayb-galaan qaar ka mid ah Duubabka-dhaqanka ee Gobolka Hiiraan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"http:\/\/hiiraan.com\/images\/2016\/Apr\/2016412635960488899996395Shirka_Jowhar_Wajigiisii_Labaad%20(2).jpg\" alt=\"\" \/><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasiir Odawaa ayaa ka dalbaday ergooyinka shirka Jowhar ka Qayb-galaya, inay sida ugu dhaqsiyaha badan uga mira-dhaliyaan, isagoo intaas ku daray in qorshuhu yahay in muddo kooban gudaheed maamulka labadaan gobol lagu dhiso.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Bartamihii bishii Janaayo ee sanadkan 2016-ka oo shirku uu si rasmi ah uga furmay Jowhar ayaa muddo kooban kaddib waxaa ku yimid Hakad, kaddib markii la isku Mari-waaay Sida loo qaybsanayo ergooyinka u matalaya beelaha Gobolladaas soo xulista Golaha Wakiillada.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Duubabka-dhaqanka Gobolka Hiiraan ayaa ku gacan-sayray in ay shirkaas ka Qayb-galaan, taasoo keentay xiisad cusub oo shirka soo wajahday, waxaana madaxda dowladda Somalia oo dhowr jeer tagay Baladweyne ay ku guuleysan waayeen inay ku qanciyaan Waxgaradka gobolka Hiiraan ka qaybgalka Shirka Jowhar.<\/span><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27568\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco2.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya, C\/raxmaan Maxamed Xuseen [Odawaa], ayaa maanta si rasmi ah dib u furay wajigii labaad ee Shirka Jowhar, kaasoo maamul loogu dhisayo Gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe, isla markaana bilihii u dambeeyay hakad ku jiray. Degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellada Dhexe ayaa waxaa gaaray maanta wafdi uu hoggaaminayo wasiirka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27626,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27624","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27624","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27624"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27624\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27628,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27624\/revisions\/27628"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27626"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27624"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27624"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27624"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}