{"id":27619,"date":"2016-04-12T19:49:44","date_gmt":"2016-04-12T16:49:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27619"},"modified":"2016-04-12T19:52:43","modified_gmt":"2016-04-12T16:52:43","slug":"puntland-oo-shaacisey-in-cid-walba-ay-si-sharciyeysan-ku-joogi-doonto-maamulka-ay-ka-arimiyaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/04\/puntland-oo-shaacisey-in-cid-walba-ay-si-sharciyeysan-ku-joogi-doonto-maamulka-ay-ka-arimiyaan\/","title":{"rendered":"Puntland oo shaacisey in cid walba ay si sharciyeysan ku joogi doonto maamulka ay ka arimiyaan."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Amniga Puntland, Cabdi Xirsi Qar-jab oo maanta shir jaraa&#8217;id ku qabtay magaalada Garoowe, ayaa sheegay in dadka jooga Puntland gabigood loo samayn doono sharci ay Puntland ku joogaan, ugana ganacsadaan.<\/p>\n<p>Qar-jab ayaa intaas ku daray in shacabka Puntland kasoo gala bad, berri &amp; cir ay maraan laamaha amniga ee qabilsan caddeynta qofku uusan danbi ka galin guud ahaan dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wasiirka ayaa xusay in Puntland ay Mamnuucday Dadka ka imaanaya dhanka dalka Itoobiya ee ka sameeya Puntland ganacsiga loo yaqaanno bedel-bedel-ka, kaasoo ah in caagadaha ay Dadka xaafadaha ku nool kaga bedeshaan dharka dhamaadka ah ama isticmaalkooda laga bogtay.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Wasiirka Amaanka Puntland ayaa intaas ku daray Guryaha iyo Hoteellada aan laga kireyn karin dadka aan aqoonta loo lahayn , Wuxuuna ku daray hadalkiisa in Milkiilayaasha Guryaha &amp; Hoteellada ay soo gudbiyaan cid walba oo ay kirada u geliyaan.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Wasiir Cabdi Xirsi ayaa xusay in dhamaan gaadiidka Puntland isaga kala goosha loo sameeyay nidaamka socodeedka Amniga iyo dadka ay qaadayaan-ba.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27568\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco2.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Amniga Puntland, Cabdi Xirsi Qar-jab oo maanta shir jaraa&#8217;id ku qabtay magaalada Garoowe, ayaa sheegay in dadka jooga Puntland gabigood loo samayn doono sharci ay Puntland ku joogaan, ugana ganacsadaan. Qar-jab ayaa intaas ku daray in shacabka Puntland kasoo gala bad, berri &amp; cir ay maraan laamaha amniga ee qabilsan caddeynta qofku uusan danbi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27621,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27619","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27619","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27619"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27619\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27623,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27619\/revisions\/27623"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27621"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27619"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27619"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27619"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}