{"id":27599,"date":"2016-04-10T21:02:17","date_gmt":"2016-04-10T18:02:17","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27599"},"modified":"2016-04-10T21:11:07","modified_gmt":"2016-04-10T18:11:07","slug":"kalfadhigii-8aad-ee-barlamaanka-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dib-u-dhac-ku-yimid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/04\/kalfadhigii-8aad-ee-barlamaanka-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dib-u-dhac-ku-yimid\/","title":{"rendered":"Kalfadhigii 8&#8217;aad ee barlamaanka dawladda federalka soomaaliya oo dib u dhac ku yimid."},"content":{"rendered":"<p>Axadda Maanta ah oo la filayay inuu Muqdisho ka furmo Kal-fadhigii 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka Somalia, ayaa waxaa ku yimid dib u dhac, kaddib markii Madaxweynaha Somalia oo furi lahaa &#8211; uu ku mashquulay furitaanka Shirka Madasha Wada-tashiga Qaran ee Doorashooyinka 2016-ka.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha baarlaamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh\u00a0Cismaan Jawaari ayaa xildhibaannada baarlamaanka Somalia in kal-fadhiga 8-aad maanta uusan furmi karin, isagoo xusay in Madaxweynaha Somalia oo furi lahaa uu shir kale ku mashquulsan yahay.<\/p>\n<p>Jawaari ayaa kulanka ka sheegay in kal-fadhigan uu si rasmi ah u furmayo Isniinta berri ah, isagoo xildhibaannada Baarlamaanka Somalia ku wargeliyay in ay 9:00 aroornimo ee berri soo xaadiraan, si kal-fadhigan loo furo.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Xiritaanka Kal-fadhigyada Baarlamaanka Federaalka Somalia ayaa waxaa xira Madaxweynaha Somalia, iyadoo furitaanka kal-fadhi walbana uu sharcigu qabo in uu furo madaxweynaha taasoo lagu sheegay inay tahay sababtii dib u dhaca ku keentay kal-fadhigii maanta furmi lahaa.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta furi lahaa kal-fadhiga 8-aad ee Baarlamaanka FS ayaa Muqdisho ka furay Madal looga tashanayo Doorashooyinka dalka ka dhici doona sannadkan 2016-ka daba-yaaqadiisa.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Kal-fadhiggan Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa ah kii ugu dambeeyay ee uu yeelanayo Muddadii uu jiray, Waxaana guddoonka baarlamaanku ay horay u sheegeen inay horyaallaan hawlo-badan oo ay ka mid yihiin Ansixinta sharciyo hor-yaalla xildhibaannada Baarlamaanka federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27568\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco2.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axadda Maanta ah oo la filayay inuu Muqdisho ka furmo Kal-fadhigii 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka Somalia, ayaa waxaa ku yimid dib u dhac, kaddib markii Madaxweynaha Somalia oo furi lahaa &#8211; uu ku mashquulay furitaanka Shirka Madasha Wada-tashiga Qaran ee Doorashooyinka 2016-ka. Guddoomiyaha baarlaamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh\u00a0Cismaan Jawaari ayaa xildhibaannada baarlamaanka Somalia in kal-fadhiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27602,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27599","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27599","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27599"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27599\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27603,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27599\/revisions\/27603"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27602"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27599"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27599"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27599"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}