{"id":27594,"date":"2016-04-10T20:08:31","date_gmt":"2016-04-10T17:08:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27594"},"modified":"2016-04-10T20:11:42","modified_gmt":"2016-04-10T17:11:42","slug":"roobab-lixaad-leh-oo-ka-daey-meelo-kamid-ah-gobolka-soolmaxaa-khasaare-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/04\/roobab-lixaad-leh-oo-ka-daey-meelo-kamid-ah-gobolka-soolmaxaa-khasaare-ah\/","title":{"rendered":"Roobab lixaad leh oo ka da&#8217;ey meelo kamid ah gobolka Sool\/maxaa khasaare ah ?."},"content":{"rendered":"<p>Roobab ma hiigaan ah ayaa ka da\u2019ay deegaanno badan oo ka Tirsan Gobolka Sool iyo degmada Buuhoodle oo ay ka jireen Waqtiyadii lasoo Dhaafay Xaalad Abaareed oo aad u daran, kuwaasoo kumannaan qoys oo gobollo kala duwan kasoo yimid ay yaga iyo xoolahooda nolol u soo raadsadeen.<\/p>\n<p>Degmada Xuddun oo deegaanno badan oo hoos-yimaada oo xaaladaha bani-aadaminmo oo darani ay ka taagnaayeen xilliyadii dambe ayaa roobabkii gu\u2019ga ku hooreen, iyadoo weli ay jiraan dhul aanay roobabku ka di\u2019in.<\/p>\n<p>\u201cRoob wanaagsan ayaa ka da\u2019ay deegaanka&#8230; welina ma maqal khasaare ay geysteen, balse Niyadda kumanaan qoys oo halis ku jiray ayuu dib u soo nooleeyay,\u201d ayuu warsom u sheegay &#8211; Saleebaan C\/raxmaan Cali [Fara-toon] oo ku sugan Magaalada Awr-boogeys oo ka tirsan degmada Xudun oo Qiyaastii 150-KM &#8211; Waqooyiga kaga beegan Magaalada Laascaanood.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Degmada Taleex, ayaa iyadana laga soo sheegayaa Roobab ka da\u2019ay dhulka sare ee Soolka ah, sida uu Xuseen Cabdi Timir noo xaqiijiyay, isagoo sheegay in Sar-maanyo oo uu joogo ay weli ooman tahay, laakiinse deegaannada ku dhow-dhow ay roobab aad u wanaagsan ka da\u2019een.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Koonfurta degmada Taleex &#8211; ayaa iyadana laga soo sheegayaa roobab khasaare u geystay Qoysas reer guuraa ah dulleedka Tuulada Fali-dhyaale, kaasoo isugu jira geel iyo ari sida uu noo xaqiijiyay Cali Maxamuud.<\/p>\n<p>Deegaanada oomanaha ah ee Hawdka Gobolka Sool oo waqtigaan ay ka taagan tahay cabsi laga qabo biyo-la\u2019aan &#8211; ayaa inta badan Roobkani maray, deegaannadan ayaa waxaa ka mid ah; Kala-bayr, Xidh-xidh, Dhummey iyo deegaanno kale, halka deegaanno badan oo Hoos-yimaadana Widhwidh ay Roobabku ku hooreen.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Roobabkan ayaa ahaa kuwo nooleeyay niyada dad badan oo quus ba\u2019ani ay haysatay muddooyinkii u dambeeyay, kuwaasoo deegaanadaas ay uga dhammaadeen inta badan xoolihii ay noloshoodu ku tiirsanayd.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27568\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco2.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Roobab ma hiigaan ah ayaa ka da\u2019ay deegaanno badan oo ka Tirsan Gobolka Sool iyo degmada Buuhoodle oo ay ka jireen Waqtiyadii lasoo Dhaafay Xaalad Abaareed oo aad u daran, kuwaasoo kumannaan qoys oo gobollo kala duwan kasoo yimid ay yaga iyo xoolahooda nolol u soo raadsadeen. Degmada Xuddun oo deegaanno badan oo hoos-yimaada oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27597,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27594","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27594","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27594"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27594\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27598,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27594\/revisions\/27598"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27597"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27594"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27594"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27594"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}