{"id":27571,"date":"2016-04-09T19:18:33","date_gmt":"2016-04-09T16:18:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27571"},"modified":"2016-04-09T19:21:32","modified_gmt":"2016-04-09T16:21:32","slug":"shirka-dib-u-heshiisiinta-ka-socdey-bweyne-oo-odayaal-iyo-wax-garad-cusubi-ku-biireen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/04\/shirka-dib-u-heshiisiinta-ka-socdey-bweyne-oo-odayaal-iyo-wax-garad-cusubi-ku-biireen\/","title":{"rendered":"SHirka dib u heshiisiinta ka socdey B\/weyne oo odayaal iyo wax garad cusubi ku biireen."},"content":{"rendered":"<p>Shirweynaha dib-u-hishiinta iyo Aayo-ka-tallinta Gobolka Hiiraan oo maalintii Toddobaad ka socda Magaalada Beledweyne, waxaana si is-daba-joog ah u soo gaaraya wafuud u badan odayaal iyo waxgarad kasoo kala jeeda beelaha Somalia.<\/p>\n<p>Garoonka diyaaradaha Beledweyne ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay wafdi ballaaran oo ka soo kicitimay magaalada Muqdisho, kuwaa oo u badnaa Ugaasyo, odayaal dhaqameed iyo waxgarad u yimid magaalada Beledweyne ka qeyb-galka shirka dib-u-hishiisiinta.<\/p>\n<p>Ugaas Cismaan Ugaas Cilmi oo ah ugaaska beesha Ujeejeen oo hoggaaminayay odayaasha iyo waxgaradka maanta gaaray Beledweyne, oo hadal ka jeediyay shirka, ayaa ugu baaqay madaxweynaha Somalia, Xassan Sheekh Max&#8217;uud in Gogosha dhismaha maamulka labada gobol Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe loo soo wareejiyo magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p>Ugaas Xassan Ugaas Khaliif iyo qaar ka mid ah Duubabka-dhaqanka oo hadallo kooban ka jeediyay shirka, ayaa si diirran u soo dhaweeyay wafuuda kusoo biiray Shirkaan, Waxaana dhinaca kalana ugu baaqay odayaasha iyo waxgaradka kale ee Soomaaliyeed in ay qeyb ka noqdaan shirweynaha dib-u-hishiisiinta ka soconaya magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p>Kulankan, ayaa waxaa sidoo kale maanta ka qayb-galay Wasiikii hore ee Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan C\/llaahi Goodax Barre oo dhawaan soo gaaray magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p>Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo Beledweyne ka furay madashan dib-u-hishiisiinta, ayaa isna sheegay in muddo ku dhaw 26-sanno aan bulshada Soomaaliyeed Wax fursad ah loo siin in ay Wada-hadalaan kana Heshiiyaan khilaafaadii dhex-maray, Middaas beddelkeedana lagu Mashquulay sida uu hadalka u yiri dhismaha maamulo markii danbe laga dhaxlay dagaallo ay dadka ku dhinteen.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, Shir-weynaha ka socda magaalada Beledweyn, ayaa imanaya xilli uu weli uu Hakad ku jiro Shirka dhismaha Maamulka Gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe oo ay ka qayb-galkiisa ku gacan-seyreen qaar ka mid ah duubabka-dhaqanka Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27568\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco2.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirweynaha dib-u-hishiinta iyo Aayo-ka-tallinta Gobolka Hiiraan oo maalintii Toddobaad ka socda Magaalada Beledweyne, waxaana si is-daba-joog ah u soo gaaraya wafuud u badan odayaal iyo waxgarad kasoo kala jeeda beelaha Somalia. Garoonka diyaaradaha Beledweyne ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay wafdi ballaaran oo ka soo kicitimay magaalada Muqdisho, kuwaa oo u badnaa Ugaasyo, odayaal dhaqameed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27574,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27571","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27571","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27571"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27571\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27575,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27571\/revisions\/27575"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27574"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27571"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27571"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27571"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}