{"id":2757,"date":"2011-08-22T19:37:48","date_gmt":"2011-08-22T19:37:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2757"},"modified":"2011-08-22T19:37:48","modified_gmt":"2011-08-22T19:37:48","slug":"guddoomiyihii-xaafadda-israac-oo-toogasho-lagula-kacay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/08\/guddoomiyihii-xaafadda-israac-oo-toogasho-lagula-kacay\/","title":{"rendered":"Guddoomiyihii Xaafadda Israac Oo toogasho lagula kacay"},"content":{"rendered":"<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n<p>Wararka\u00a0 ay helayso Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom ayaa sheeay in magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug dhinaca Waqooyi in xaafadaasi goor dhow lagu dilay gudoomiyihii Xaafadda Israac ee magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Allaha Unaxariistee Axmed Cilmi Cismaan Axmed Gaadax oo ahaa gudoomiyihii Xaafada Israac ayaa waxaa wakhtigii Afurkii kadib ku toogtay Albaabka hore ee gurigiisa Laba nin oo Bastoolado ku hubeysnaa wararku ayaa waxay intaa ku darayaan in koodaasi ay ka baxsadeyn goobta falka uu ka dhacay.<\/p>\n<p>Ciidamo ka tirsan maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa soo gaaray goobta uu falkan dilka ah ka dhacay waxaana ay halkaasi ka bilaabeen baaritaanno ay ku raad joogaan cidda falka geysatay mana jiro wax war ah oo kasoo baxay maamulka magaalada Gaalkacyo iyo kan gobolka Mudug oo dilkaasi laxiriira.<\/p>\n<p>Falkan Dilka ah ee ka dhacay magaalada Gaalkacyo dhankeeda Waqooyi ayaa qayb ka ah falal dilal ah oo habeenadii lasoo dhaafay ka dhacayey magaalada Gaalkacyo,waxaana magaaladaasi caado ka noqotay dilalka noocaan oo kale ah.<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Wararka\u00a0 ay helayso Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom ayaa sheeay in magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug dhinaca Waqooyi in xaafadaasi goor dhow lagu dilay gudoomiyihii Xaafadda Israac ee magaalada Gaalkacyo. Allaha Unaxariistee Axmed Cilmi Cismaan Axmed Gaadax oo ahaa gudoomiyihii Xaafada Israac ayaa waxaa wakhtigii Afurkii kadib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2757","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2757","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2757"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2757\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2759,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2757\/revisions\/2759"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2757"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2757"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2757"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}