{"id":27535,"date":"2016-04-08T19:28:49","date_gmt":"2016-04-08T16:28:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27535"},"modified":"2016-04-08T19:34:15","modified_gmt":"2016-04-08T16:34:15","slug":"nin-ganacsade-ah-oo-hargeysa-lagu-diley-xaleyyaa-ka-danbeeyey-dilka-marxuumkaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/04\/nin-ganacsade-ah-oo-hargeysa-lagu-diley-xaleyyaa-ka-danbeeyey-dilka-marxuumkaas\/","title":{"rendered":"Nin ganacsade ah oo Hargeysa lagu diley xaley\/yaa ka danbeeyey dilka marxuumkaas?."},"content":{"rendered":"<p>Allaha u raxmadee Marxuum Cismaan Daahir ayaa xalay lagu toogtay Koonfurta Magaalada Hargeysa, gaar ahaan degmada 31-ka May.<\/p>\n<p>Kooxo hubeysan oo aan\u00a0wali la aqoonsan ayaa marxuumka toogtay waqti uu gurgiisa wax yar u jiray, iyadoo aan weli la garanayn sababta loo toogtay marxuumkan.<\/p>\n<p>Marxuum Cismaan ayaa wuxuu ahaa Ganacsade bakhaar ku lahaa Xaafadda Isha-Boorama oo isla degmadda 31-ka May ka tirsan, waxayna Wararku sheegayaan in ninkaan oo waddo maraya rasaas lagu furay, uuna isla goobta lagu toogtay ku geeriyooday.<\/p>\n<p>Maydka marxuumka ayaa la dhigay isbitaalka guud ee Hargeysa, wuxuuna warsom u sheegay dhakhtar ka hawlgalka isbitaalka in laba xabbadood ay ku yaalleen, kuwaasoo kaga dhacay dhabarka iyo mid gacanta kaga dhacday.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, Illaa hadda ciidamada Amniga Somaliland kama hadal dilka Marxuumka, inkastoo ay wararku sheegayaan in ciidamada amnigu ay ku daba-jiraan dableydii dilkan u geystay marxuumka.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27366\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco21.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco21.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Allaha u raxmadee Marxuum Cismaan Daahir ayaa xalay lagu toogtay Koonfurta Magaalada Hargeysa, gaar ahaan degmada 31-ka May. Kooxo hubeysan oo aan\u00a0wali la aqoonsan ayaa marxuumka toogtay waqti uu gurgiisa wax yar u jiray, iyadoo aan weli la garanayn sababta loo toogtay marxuumkan. Marxuum Cismaan ayaa wuxuu ahaa Ganacsade bakhaar ku lahaa Xaafadda Isha-Boorama oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27538,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27535","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27535","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27535"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27535\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27540,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27535\/revisions\/27540"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27538"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27535"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27535"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27535"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}