{"id":27524,"date":"2016-04-07T22:38:26","date_gmt":"2016-04-07T19:38:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27524"},"modified":"2016-04-07T22:42:20","modified_gmt":"2016-04-07T19:42:20","slug":"masuuliyiin-iyo-madax-ka-tirsan-dawladda-federalka-oo-maanta-gaarey-buulo-berde","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/04\/masuuliyiin-iyo-madax-ka-tirsan-dawladda-federalka-oo-maanta-gaarey-buulo-berde\/","title":{"rendered":"Mas&#8217;uuliyiin iyo madax ka tirsan dawladda federalka oo maanta gaarey Buulo berde."},"content":{"rendered":"<p>Wafdi ka socda dowladda Federaalka Somalia oo ay ka mid ahaayeen Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo federaalka Xukuumadda Somalia C\/raxmaan Maxamed Xuseen [Odawaa] iyo Wasiirka Amniga C\/risaaq Cumar Maxamed ayaa Maanta gaaray Degmada Buula-burte ee Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Garoonka diyaaradaha degmada Buula-burte waxaa ku soo dhaweeyay wafdiga maamulka degmada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, iyaga oo markii danbana kulamo la qaatay mas&#8217;uuliyiinta maamulka degmada Buula-burte oo sidda la sheegay ay ka wadda-hadlleen arrimo la xiriira dhismaha maamulka labada gobol Hiiraan &amp; Sh\/dhexe.<\/p>\n<p>Siddoo kale, qorshaha socdaalka xubnaha ka tirsan gollaha xukuumadda ayaa lagu sheegay in dhagax-dhigayaan xarunta cusub ee maamulka labada gobol, madaama degmada Buula-burte lagu magacaabay xarunta dowlad gobolleedka Hiiraan &amp; Sh\/dhexe.<\/p>\n<p>Inkastoo, Dowladda Federaalka Soomaaliya ay weli ku hawlan tahay Qorshaha Maamulka loogu dhisayo labadan gobol, ayaa haddana dhinaca kale waxaa wali taagan is-mari-waaga siyaasadeed ee ka dhashay habka dhismaha maamulka oo ay ku gacan-seyreen qaar ka mid ah duubabka dhaqanka gobolka Hiiraan, kuwaas oo dhawaan si Rasmi ah Beledweyne uga furay shirweyne dib-u-hishiisiin ah.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh oo Arrintaan ku saabsan dhismaha maamulka Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe dhowr mar u tagay Beledweyne, ayaa wuxuu ku guul-darreystay inuu\u00a0 ku Qanciyo Duubabka ugu waa-weyn Gobolka ka qayb-galka Shirka Jowhar oo wali dhanna an looga dhaqaaqin.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27366\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco21.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco21.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdi ka socda dowladda Federaalka Somalia oo ay ka mid ahaayeen Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo federaalka Xukuumadda Somalia C\/raxmaan Maxamed Xuseen [Odawaa] iyo Wasiirka Amniga C\/risaaq Cumar Maxamed ayaa Maanta gaaray Degmada Buula-burte ee Gobolka Hiiraan. Garoonka diyaaradaha degmada Buula-burte waxaa ku soo dhaweeyay wafdiga maamulka degmada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, iyaga oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27526,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27524","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27524","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27524"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27524\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27528,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27524\/revisions\/27528"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27526"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27524"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27524"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27524"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}