{"id":27519,"date":"2016-04-07T22:11:08","date_gmt":"2016-04-07T19:11:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27519"},"modified":"2016-04-07T22:16:26","modified_gmt":"2016-04-07T19:16:26","slug":"dadka-baydhabo-oo-dawladda-federalka-ka-dalbadey-in-dalka-laga-saaro-kooxda-la-socodka-hubka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/04\/dadka-baydhabo-oo-dawladda-federalka-ka-dalbadey-in-dalka-laga-saaro-kooxda-la-socodka-hubka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Dadka Baydhabo oo dawladda federalka ka dalbadey in dalka laga saaro kooxda la socodka hubka soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Kulan degmada Baydhabo ee gobolka Bay lagu qabtay maanta oo ay ka qayb-galeen Bulshada Qaybaheeda oo ay ku jireen Ardayda Jaamacadaha Baydhabo dhigta, ayaa waxay Cambaareeyeen kooxda Qaramada Midoobay ee la socodka cunno-qabateynta hubka Soomaalya iyo Eritrea.<\/p>\n<p>Shirkan oo ka dhacay Xaafadda wadajir ee Baydhabo, ayaa sidoo kale waxaa ka goob-joog ka ahaa haween ka socday sideedda xaafadood ee degmada Baydhabo ay ka kooban tahay, kuwaasoo xirnaa dharka Hiddaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed, iyagoo mararka Qaarkood ku qaylinayay in tallaabo laga qaado Monitoring Group.<\/p>\n<p>Gabi ahaan dadweynihii ka qayb-galay kulankaan oo isugu jiray Aqoonyahano, dhallinyaro iyo haweenka, ayaa si isku mid ah u sheegay in kooxdaan ay kasoo hor-jeedo danaha Dalka iyo madaxda Soomaalida.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Waxay xuseen in Ganacsatada iyo Madaxda Dowladda Somalia lagu eedeeyo wax aan jirin, taasoo ay sheegeen in Horumarka dalka Soomaaliya ku tahay dhibaato weyn, iyagoo ugu baaqay, Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud inuu wax ka qabto hawlaha ay kooxdani ay ka waddo gudaha Waddanka.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Bulshada kulanka goob-jooga ka ahaa ayaa muujiyay inay wax ka jirin war-bixinnada mararka qaar ay kooxdani ka sheegaan Madaxda Somalia dalka iyo ganacsatada Soomaaliyeed, iyagoo ka digay inay Soomaaliya kasii shaqeeyaan, kuna baaqay in hawlaha ay dalka ay wadaan laga joojiyo.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27366\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco21.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco21.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan degmada Baydhabo ee gobolka Bay lagu qabtay maanta oo ay ka qayb-galeen Bulshada Qaybaheeda oo ay ku jireen Ardayda Jaamacadaha Baydhabo dhigta, ayaa waxay Cambaareeyeen kooxda Qaramada Midoobay ee la socodka cunno-qabateynta hubka Soomaalya iyo Eritrea. Shirkan oo ka dhacay Xaafadda wadajir ee Baydhabo, ayaa sidoo kale waxaa ka goob-joog ka ahaa haween ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27521,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27519","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27519","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27519"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27519\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27523,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27519\/revisions\/27523"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27521"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27519"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27519"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27519"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}