{"id":27514,"date":"2016-04-07T21:52:47","date_gmt":"2016-04-07T18:52:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27514"},"modified":"2016-04-07T21:55:41","modified_gmt":"2016-04-07T18:55:41","slug":"muqdisho-oo-madaafiic-hooy-u-noqoteywaa-maxey-ujeedooyinka-ka-danbeeyamaxaase-khasaare-ka-dhashey-hoobiyeyaal-caawa-ku-dhacey-deg-xjajab-iyo-waaberi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/04\/muqdisho-oo-madaafiic-hooy-u-noqoteywaa-maxey-ujeedooyinka-ka-danbeeyamaxaase-khasaare-ka-dhashey-hoobiyeyaal-caawa-ku-dhacey-deg-xjajab-iyo-waaberi\/","title":{"rendered":"Muqdisho oo madaafiic hooy u noqotey\/waa maxey ujeedooyinka ka danbeeya?maxaase khasaare ka dhashey  hoobiyeyaal caawa ku dhacey deg. X\/jajab iyo waaberi."},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan afar qof ayaa ku geeriyooday, halka 12-qof oo kalena dhaawacyo kala duwan ayaa kasoo gaaray, kadib hoobiyeyaal fiidnimadii Caawa ku dhacay Xaafado ka tirsan degmooyinka Waaberi iyo Xamar-jajab ee Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Inkastoo aysan jirin cid sheegatay mas\u2019uuliyadda deqeyntan, ayaa haddana waxaa lagu soo beegay xilli habeen ah, iyadoo madaafiicdan oo illaa lix xabo ahaa ay qaarkood ku dhaceen Agagaarka Iskoolka Raage Ugaas oo u dhexeeya Xamar-jajab iyo Waaberi.<\/p>\n<p>Goobjoogayaal ayaa sheegay inay arkeen maydadka afar qof oo shacab ahaa iyo dhaawaca tobaneeyo kale, waxaana duqeymahan ay imaanayaan xilli maalmo ka hor hoobiyeyaal lala beegsaday Madaxtooyada Somalia ay ku dhaceen xaafado ka tirsan Degmada Wardhiigley, kuwaasoo khasaare geystay.<\/p>\n<p>Dadkii dhaawacmay, ayaa waxaa loola cararay isbitaallada Muqdisho, iyadoo uu Argagax weyn uu lasoo darsay dadkii ku noolaa xaafadaha ay hoobiyeyaashu ku dhaceen Caawa.<\/p>\n<p>Al-shabaab ayaa sheegatay weerarro duqeymo ah oo tan iyo billowgii sannadkaan lagu jiro lagu soo weeraray Muqdisho, gaar ahaan madaxtooyada Somalia, balse ku dhacay xaafado ku dhow, geystayna khasaare dhimasho iyo dhaawac leh.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27366\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco21.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco21.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan afar qof ayaa ku geeriyooday, halka 12-qof oo kalena dhaawacyo kala duwan ayaa kasoo gaaray, kadib hoobiyeyaal fiidnimadii Caawa ku dhacay Xaafado ka tirsan degmooyinka Waaberi iyo Xamar-jajab ee Gobolka Banaadir. Inkastoo aysan jirin cid sheegatay mas\u2019uuliyadda deqeyntan, ayaa haddana waxaa lagu soo beegay xilli habeen ah, iyadoo madaafiicdan oo illaa lix xabo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27516,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27514","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27514","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27514"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27514\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27518,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27514\/revisions\/27518"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27516"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27514"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27514"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27514"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}