{"id":27489,"date":"2016-04-05T15:57:57","date_gmt":"2016-04-05T12:57:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27489"},"modified":"2016-04-07T00:16:27","modified_gmt":"2016-04-06T21:16:27","slug":"dalka-india-buundo-ku-taal-oo-duntey-dad-soomaali-ahna-wax-yeelo-kasoo-gaartey-sida-la-sheegey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/04\/dalka-india-buundo-ku-taal-oo-duntey-dad-soomaali-ahna-wax-yeelo-kasoo-gaartey-sida-la-sheegey\/","title":{"rendered":"Dalka India buundo ku taal oo duntey dad soomaali ahna wax yeelo kasoo gaartey sida la sheegey."},"content":{"rendered":"<p>Dad Soomaali ah ayaa sida la sheegay ku waxyeeloobay buudo dhawaan duntay magaalada <strong>\u00a0<\/strong>Kolkata ee dalkaasi India.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Tirada dadka ku dhintay musiibadaasi \u00a0ayaa lagu soo waramay in ay gaartay ilaa 23 ruux, waxaana wali laga cabsi qabaa in ay sii badato sida ay saraakiisha India ay warbaahinta u sheegeen.Buundadaas ayaa duntay Khamiistii aanu soo dhaafnay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Booliska India ayaa sheegay in dadkii halkaa ku dhaawacmay qaarkood weli lagu dabiibayo isbitaalo kuyaala magaaladaasi Kolkata ee dalka India. Dhanka kale, dawladda India ayaa sheegtay in la billaabay baaritaanno ka dhan ah shirkadda dhismaha ee ku howlaneyd dhistaanka buundadaasi oo duntay xili uu wali dhise ku socday.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Shirkadda IVRCL oo laga leeyahay isla dalka India ayaa dhiseysay 2km oo buundadaasi ah, waxaana qandaraaskaasi la galiyay hakad inta ay baaritaannadu socdaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Booliska ayaa baaraya habka loo adeegsaday dhismaha buundada iyo tayada qalabkii dhismahaasi buundada galay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Burburka dhismeyaasha ayaa aad ugu badan wadanka India, waxaana loo aaneeyaa dadka wax dhisa oo isticmaala qalab aan tayo wanaagsan lahayn.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27366\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco21.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco21.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dad Soomaali ah ayaa sida la sheegay ku waxyeeloobay buudo dhawaan duntay magaalada \u00a0Kolkata ee dalkaasi India. &nbsp; Tirada dadka ku dhintay musiibadaasi \u00a0ayaa lagu soo waramay in ay gaartay ilaa 23 ruux, waxaana wali laga cabsi qabaa in ay sii badato sida ay saraakiisha India ay warbaahinta u sheegeen.Buundadaas ayaa duntay Khamiistii aanu soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27506,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27489","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27489","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27489"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27489\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27492,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27489\/revisions\/27492"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27506"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27489"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27489"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27489"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}