{"id":2748,"date":"2011-08-22T19:40:01","date_gmt":"2011-08-22T19:40:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2748"},"modified":"2011-08-22T19:40:01","modified_gmt":"2011-08-22T19:40:01","slug":"dagaallo-xoogan-ayaa-ka-soconaya-caasimadda-libya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/08\/dagaallo-xoogan-ayaa-ka-soconaya-caasimadda-libya\/","title":{"rendered":"Dagaallo Xoogan Ayaa Ka soconaya Caasimadda Libya"},"content":{"rendered":"<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n<p>Dagaallo Marba MArka KA Dambeysa Ay Sii Siqiyaan Mucaaradka Dalka liibiya \u00a0ayaa ka soconaya caasimadda <strong>Libya<\/strong> ee <strong>Tripoli<\/strong>, kuwaasi oo u dhaxeeya ciidamada mucaaradka iyo ciidamada daacadda u ah <strong>Mucaamaral Qadaafi<\/strong> Oo Ah Madaxweynaha Dalkaasi Liibiya.<\/p>\n<p>Mucaaradka KA Dagaalamaya Dalkaasi Libya ee doonaya inay soo afjaraan xukunka hoggaamiye Mucamar Al-qadafi ayaa sheegay inay hadda maamulaan inta badan caasimada dalkaasi ee Tripoli, laakiin waxaa lagu soo waramayaa in ciidamada Qadaafi ay wali haysteen xaafaddo qaarkood iyagoo halkaasina ka wada iska caabin.<\/p>\n<p>Sidoo Kale \u00a0Mucaaradka ayaa sheegay in dagaalladan ay bilowdeen kaddib markii taangiyo ay ka soo baxeen dhismaha Qadafi ee Bab al-Aziziya oo ay kaddibna rasaasna fureen Kaasi Oo Ay KA Dhalatay Dagaalkani.<\/p>\n<p>Weli lama oga halka uu ku suganyahay Madaxweyne Qadaafi Iyadoo Mucaardkana Ay Isku Sii Fdinayaan MAgaalada Tripoli Ee Caasimada Dalkaasi Libiya<\/p>\n<p>\u00a0Dagaalkan ka socda caasimadda Tripoli ayaa yimid kaddib markii mucaaradku ay soo jiireen difaacyadii ciidamda Qadaafi u yiilay banaanka magaalada oo ay soo gaareen fagaaraha cagaaran oo ku yaalla bartamaha caasimada,\u00a0 halkaasoo kumanaan dadka degaanka ah ay dabaaldegyo ka sameeyeen iyagoo soo dhaweeynayay mucaaradka.<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Dagaallo Marba MArka KA Dambeysa Ay Sii Siqiyaan Mucaaradka Dalka liibiya \u00a0ayaa ka soconaya caasimadda Libya ee Tripoli, kuwaasi oo u dhaxeeya ciidamada mucaaradka iyo ciidamada daacadda u ah Mucaamaral Qadaafi Oo Ah Madaxweynaha Dalkaasi Liibiya. Mucaaradka KA Dagaalamaya Dalkaasi Libya ee doonaya inay soo afjaraan xukunka hoggaamiye [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2748","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2748","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2748"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2748\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2762,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2748\/revisions\/2762"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2748"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2748"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2748"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}