{"id":27465,"date":"2016-04-04T01:39:24","date_gmt":"2016-04-03T22:39:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27465"},"modified":"2016-04-04T01:41:34","modified_gmt":"2016-04-03T22:41:34","slug":"qaar-kamid-ah-gobolada-sland-ee-ay-abaaruhu-saameeyeen-oo-hayadda-direct-aid-deeq-wax-ku-ool-ah-gaarsiisey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/04\/qaar-kamid-ah-gobolada-sland-ee-ay-abaaruhu-saameeyeen-oo-hayadda-direct-aid-deeq-wax-ku-ool-ah-gaarsiisey\/","title":{"rendered":"Qaar kamid ah gobolada S\/land ee ay Abaaruhu saameeyeen oo hay&#8217;adda Direct aid deeq wax ku ool ah gaarsiisey."},"content":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda gaargaarka ee Dirrect Aid, ayaa maanta deeqo Gaadjsiiyay Gobollada Awdal, Selel iyo Degmooyin hoos-yimaada Gobolka Maroodi jeex, waxaa iskugu jireen biyo iyoraashin.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Hay\u2019adda Dirrect Aid, Xasan Badawi iyo Mas&#8217;uulka Sare ee Hay\u2019addaan, Maxamed Aadan Askar ayaa sheegay inay deeqan ka bilaabeen deegaannada Hargeysa ka xiga dhinaca Koonfurta,\u00a0 oo ay ka mid ahaayeen tuulooyinka hoos yimaadda Balligubadle iyo\u00a0 Sallaxley ilaa goboladda Awdal iyo Selel.<\/p>\n<p>Mas&#8217;uuliyiintan ayaa intaas ku daray in Booyado fara badan oo biyo wada ay Gaadhsiiyeen deegaannadaas, ayna ugu shubeen Barkadihii iyo weelalkii ay wateen, iyadoo Dadweynihii goobahan biyaha loogu shubay uga mahad naqeen dadkii ugu deeqay caawimaddan.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxa iyaguna safaf dhaadheer u gallay xoolihii oo u badnaa Geello kuwaas oo barkadihii biyaha loogu shubay ku soo xoomay si biyaha u cabaan.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, waxay iyagana Gaadhsiiyeen Gobollada Galbeedka, waxaana Mas&#8217;uuliyiinta hay\u2019adda ku Wehelinayay madaxweyne ku xigenka Somaliland C\/raxmaan Saylici, kuwaas oo si wadajir ah u gaarsiiyay deeqdan biyaha u badan ee lagala qaybqaadanayey gurmadka loogu jiro badbaadinta dadka abaaruhu halakeeyeen ee Somaliland.<\/p>\n<p>Deegaannada galbeedka gobollada Awdal iyo Selel ayaa ka mid ahaa goobaha ugu darnayd abaaruhu, isla markaana ay afarta qof ku dhinteen, waxayna hay\u2019addu Gaadhsiisay Raashin iskugu jira Bariis, Baasto,\u00a0 Saliid, Caano, Sonkor, Timirta iyo Daqiiqda.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta Hay\u2019adda u gurmatay dadkii Abaaruhu muuqaalka ka badaleen ee Directa Aid intii ay fulinaysay hawsha gurmadka ah ee lagu badbaadinayey dadkaasi waxay la kaashanasay Guddiga Abaaraha ee heer-qaran oo kala qaybqaadanayey sidii wacnayd ee loo fulinayey hawshaasi gurmadka ahayd<\/p>\n<p>\u201cHawshaasi waxaa nagu wehelinayey oo nala qaybinayey deeqahaasi kala duwan ee aannu gaarsiinnay deegaannada galbeedka Awdal iyo Salal iyo dhanka Koonfurta Salaxley, Balli-gubadle iyo Fara-weyne. Guddiga Abaaraha ee heer Qaran,\u201d ayuu yidhi Mas&#8217;uulka xafiiska Somaliland ee Hay&#8217;adda Direct Aid Mr. Askar.<\/p>\n<p>Deeqdaan Gurmadka ah ee ay fulisay Hay\u2019adda Direct Aid waxaa loo arkaa inay ahayd tii noociida oo kale ahayd ee ugu qiimaha badnayd xagga tirada iyo tayadaba tan iyo markii ay Somaliland dhawaan ka bilawdeen hawlaha gurmadka Abaaraha ee lagula tacaalayo caawinta dadkii ku Waxyeelloobay masiibadii ka dhalatay Abaraarahaasi oo la sheegayo inaanay muddo dheer soo marin dalka tan oo kale waxaana ka mid ah magacyada durba loo bixiyey Abaarahaasi \u201cOday ka oohiya iyo Oday ka weyn\u201d.<\/p>\n<p>\u201cKa hay\u2019ad ahaan waxaa noo qorsheysan inaannu sii wadno caawinta dadka walaalahayaga ah ee Abaaruhu ku dhufteen hawlaha gurmadkana waannu sii wadidoonnaa\u201d ayuu yidhi Mr Badawi.<\/p>\n<p>Mas&#8217;uulka ugu sareeya hay\u2019adda shaqadan fulisay ee Direct oo xafiiskeeda wayni ku yaallo Magaalada Muqdisho ayaa toddobaadkii hore Somaliland u yimid sidii uu indhahihiisa ugu soo arko baaxada masiibada abaaraha ku dhuftay shacabkii Deegaannadan ay gaadhsiiyeen deeqaha kala duwan ee aan xagga sare ku soo xusnay waxaana la arkayey Mr Badawi isaga oo dhexda kaga jira qaybinta raashinkii iyo biyihii ay ku caawiyeen Walaalahooda baahida badan u qabay gargaarka la gaadhsiiyey.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27366\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco21.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco21.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda gaargaarka ee Dirrect Aid, ayaa maanta deeqo Gaadjsiiyay Gobollada Awdal, Selel iyo Degmooyin hoos-yimaada Gobolka Maroodi jeex, waxaa iskugu jireen biyo iyoraashin. Guddoomiyaha Hay\u2019adda Dirrect Aid, Xasan Badawi iyo Mas&#8217;uulka Sare ee Hay\u2019addaan, Maxamed Aadan Askar ayaa sheegay inay deeqan ka bilaabeen deegaannada Hargeysa ka xiga dhinaca Koonfurta,\u00a0 oo ay ka mid ahaayeen tuulooyinka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27467,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27465","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27465","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27465"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27465\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27469,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27465\/revisions\/27469"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27467"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27465"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27465"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27465"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}