{"id":27414,"date":"2016-04-01T20:45:43","date_gmt":"2016-04-01T17:45:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27414"},"modified":"2016-04-02T02:10:57","modified_gmt":"2016-04-01T23:10:57","slug":"maxkamadda-sare-ee-dalka-uganda-oo-ayidey-dib-u-doorashada-mweyne-museveni-iyadoo-mucaarad-badani-xir-xiranyihiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/04\/maxkamadda-sare-ee-dalka-uganda-oo-ayidey-dib-u-doorashada-mweyne-museveni-iyadoo-mucaarad-badani-xir-xiranyihiin\/","title":{"rendered":"Maxkamadda sare ee dalka Uganda oo ayidey dib u doorashada M\/weyne Museveni iyadoo mucaarad badani xir xiranyihiin."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27366\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco21.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco21.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a>Maxkamadda Sare ee Waddanka Uganda ayaa taageertay dib u doorashada Madaxweynaha dalkaas, Yoweri Museveni oo dib loogu doortay Xilkaas, kaddib doorashadii madaxnimo ee ka dhacay Uganda 18-kii Febraayo, 2016-ka.<\/p>\n<p>Maxkamadda, ayaa ku gacan-sayrtay codsi kaga yimid Ra\u2019iisul wasaarihii hore ee Uganda, Amama Mbabazi, isla markaana ka mid ahaa Murashaxiintii ka qayb-galay doorashadii ka dhacday dalka Uganda.<\/p>\n<p>Guddiga doorashada dalka Uganda, ayaa 20-kii Febraayo ku dhawaaqay inuu Museveni ku guuleystay 60% codadkii Doorashada, Halka Kizza Besigye oo kaalinta labaad galay uu ka helay 30.5%, iyadoo Amama Mbabazi uu aad uga hooseeyay dhanka codadka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Amama Mbabazi ayaa weydiistay Maxkamadda sare ee Dalkaas inay qaadacdo natiijadii kasoo baxday doorashadii waddanka Uganda, isagoo sabab u dhigayay in guddiga doorashada dalkaas aysan u hoggaansamin xeerarka doorashada.<\/p>\n<p>Laakiin, Inkastoo Maxkamaddu ay xaqiijisay inay jiraan Qaladaad dhacay, haddana waxay sheegtay inaysan saameyn ku yeelan doonin natiijada kama dambeysta ah ee ka soo baxday doorashada, si ay taasi ugu cudur-daarto in la tuuro natiijadii kasoo baxday doorashada.<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta Uganda, Jim Muhwezi ayaa warbaahinta u sheegay inay ku qanaceen go\u2019aanka maxkamadda sare, taasoo ahayd in ay Taageertay dib u doorashadii Madaxweyne Yoweri Museveni.<\/p>\n<p>\u201cDabcan\u2026 Xukuumaddu aad ayaan ugu faraxsannahay go\u2019aanka maxkamadda sare ay soo saartay, waayo arrin wanaagsan, waana mid aan innagu hore u sii ogeyn. Shacabka Uganda iyagaa go\u2019aansaday inay mar kale soo doortaan madaxweyne Museveni, wuxuuna natiijada doorashada ka helay in ka badan 50%. Sidaas awgeedna, go\u2019aanka maxkamada sare waxay xaqiijisay waxaanu horay u rumeysnayn,\u201d ayuu yiri Muhwezi.<\/p>\n<p>Muhwezi ayaa intaa ku daray, in go&#8217;aannadii makamadda ay qayb ka ahayd in Mucaaradka iyo xukuumaddu ay kawada shaqeeyaan horumarka dalka, lagana wada-shaqeeyo Amniga.<\/p>\n<p>\u201cTaasi waa run\u2026 waayo dhammaanteed mas\u2019uuliyad ayaa naga saraan dalkeena. Waana in hawshaas ay madaxweyne, mucaarad iyo muwaadin walba oo waddankan u dhashay uu ka qayb-qaato, ayna mas\u2019uuliyadi ka saaran tahay,\u201d ayuu Muhwezi ku daray hadalkiisa.<\/p>\n<p>Hoggaamiyaha xisbiga ugu tunka-weyn mucaaradka Uganda, Dr. Kizza Besigye oo ka mid ahaa xubnihii u Tartamay madaxnimada dalkaas, ayaa wuxuu sheegay in dib u Doorashadii Yoweri Museveni aysan ahayn mid si sax ah u dhacday. Isagoo intaas ku daray in go\u2019aanka maxkamada sare ee Uganda uusan ahayn mid cadaalad ku dhisan. Waxaana Besigye uu ku jiraa\u00a0 xabsi guri muddo 40-maalmood ah.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Wasiirka Warfaafinta Uganda, Jim Muhwezi ayaa Diidmada Kizze Besigye ee go\u2019aankii maxkamada sare ku tilmaamay aan la qaadan karin, isagoo xusay hadda yahay mas\u2019uul ku jira xabsi guri.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda Sare ee Waddanka Uganda ayaa taageertay dib u doorashada Madaxweynaha dalkaas, Yoweri Museveni oo dib loogu doortay Xilkaas, kaddib doorashadii madaxnimo ee ka dhacay Uganda 18-kii Febraayo, 2016-ka. Maxkamadda, ayaa ku gacan-sayrtay codsi kaga yimid Ra\u2019iisul wasaarihii hore ee Uganda, Amama Mbabazi, isla markaana ka mid ahaa Murashaxiintii ka qayb-galay doorashadii ka dhacday dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27433,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27414","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27414","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27414"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27414\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27416,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27414\/revisions\/27416"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27433"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27414"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27414"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27414"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}