{"id":2740,"date":"2011-08-22T19:40:35","date_gmt":"2011-08-22T19:40:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2740"},"modified":"2011-08-22T19:40:35","modified_gmt":"2011-08-22T19:40:35","slug":"gudiga-wadajirka-amniga-soomaaliya-oo-kulankoodii-ugu-horeeyey-ku-yeeshay-muqisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/08\/gudiga-wadajirka-amniga-soomaaliya-oo-kulankoodii-ugu-horeeyey-ku-yeeshay-muqisho\/","title":{"rendered":"Gudiga Wadajirka Amniga Soomaaliya Oo Kulankoodii Ugu Horeeyey Ku Yeeshay Muqisho"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/Shirka-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2744\" title=\"Shirka 2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/Shirka-2-300x199.jpg\" alt=\"\" width=\"356\" height=\"224\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><strong><\/strong><\/p>\n<p>Maanta Ayaa markii ugu horeysay lagu qabtay magaalada Muqdisho shirkii guddiga wadajirka ah ee amniga dalka Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumada TFG-da ah ee Soomaaliya Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Ayaa Maanta Shir guddoominayey Iyo . Amb \u201cAugustine Mahiga Oo Ah Wakiilka Gaarka ah Ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay \u00a0iyo \u00a0Walibav Mr. Wafulu Wmanyinyi Oo Ah. kuxigeenka Wakiilka gaarka ah ee midowga Afrika u qaabilsan Arimaha Dalka Somalia<\/p>\n<p>Maanta Ayaa Waxaa Lagu Qabtay Shirkani Gudaha magaalada Muqdisho Iyadoo sidoo kale ka soo qeyb galay wakiilada, ururada <strong>Jaamacadda Carabta<\/strong>, <strong>Midowga Afrika, IGAD, midowga Yurub<\/strong> waxaana goob joog ka ahaa wakiilo ka socday <strong>dowladdaha Mareykanka, Ingiriiska, Fransiiska, Jarmalka, Norway, Denmark, iyo Sweden.<\/strong><\/p>\n<p>Kunka ayaa intii uusan soo gabagaboobin ka hor waxaa warbaahinta LA Hadlay <strong>Dr. Cabdiweli Maxamed Cali iyo ergeyga gaarka ah ee Q\/midoobay ee Soomaaliya Amb. Mahiga \u00a0<\/strong>Ayagoo sheegay in kulanku uu ahaa mid taariikhi ah isla markaana markii ugu horeysay ay tahay oo lagu qabto gudaha dalka Soomaaliya<\/p>\n<p>Masuuliyiintaasi Ka Hadlay Shirka ayaa sheegay in looga arrinsaday Shirka arrimaha amniga iyo sidii loo xaqiijin lahaa nabada iyo xasiloonida dalka Soomaaliya waxayna tilmaameen inuu ku socdo weli si habsami iyo saaxiibtinimo Ay Ku Dheehantahay<a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/Shirka31.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2749\" title=\"Shirka3\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/Shirka31-300x199.jpg\" alt=\"\" width=\"340\" height=\"223\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong>Mahiga<\/strong> ayaa Sheegay In \u00a0Kulankan jawaab u yahay horumarka laga gaaray nabadda Soomaaliya gaar ahaana Muqdisho oo laga saaray Al shabaab, waxaana kulankan midka xiga lagu qaban doonaa halkan 2 bilood kadib oo maanta ka bilaabaneysa\u201d ayuu yiri Mahiga oo xusay in Q\/midoobay ay dib u dhis iyo tayeyn ku sameyn doonto hay\u2019addaha nabadgelyada sida ciidamada Booliska iyo saldhigyada Ay Ka Arimiyaan Dowlada TFG-da.<\/p>\n<p>Sidoo Kale. <strong>Cabdiweli Gaas<\/strong> ayaa xusay in kulankani uu yahay midkii sagaalaad oo uu guddiga wada jirka ah ee Amnigu yeesho balse siddeedii kulan ee hore ay ka dhaceen dalka dibadiisa \u201cDowladda Federaalka shirkani muhiimad gaar ah ayuu u leeyahay maadaama markii ugu horeysay lagu qabtay dalka Soomaaliya waxaana rajeyneynaa in kulamada dambe ay si rasmi ah uga dhacaan dalka\u201d ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya.<a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/Shirka4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2750\" title=\"Shirka4\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/Shirka4-300x199.jpg\" alt=\"\" width=\"367\" height=\"228\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Maanta Ayaa markii ugu horeysay lagu qabtay magaalada Muqdisho shirkii guddiga wadajirka ah ee amniga dalka Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumada TFG-da ah ee Soomaaliya Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Ayaa Maanta Shir guddoominayey Iyo . Amb \u201cAugustine Mahiga Oo Ah Wakiilka Gaarka ah Ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay \u00a0iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2740","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2740","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2740"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2740\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2761,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2740\/revisions\/2761"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2740"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2740"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2740"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}