{"id":27396,"date":"2016-03-31T22:13:22","date_gmt":"2016-03-31T19:13:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27396"},"modified":"2016-03-31T22:15:34","modified_gmt":"2016-03-31T19:15:34","slug":"faaf-faahin-dheeraad-ah-oo-ka-soo-baxeysa-iska-hor-imaad-maanta-ka-dhacey-degmada-bweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/03\/faaf-faahin-dheeraad-ah-oo-ka-soo-baxeysa-iska-hor-imaad-maanta-ka-dhacey-degmada-bweyne\/","title":{"rendered":"Faaf faahin dheeraad ah oo ka soo baxeysa iska hor imaad maanta ka dhacey degmada B\/weyne."},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, Maxamed Cismaan Cabdi Qalaafoow oo maanta la hadlay HOL ayaa Faahfaahin ka bixiyay iska-horimaad Beledweyne ku dhaxmaray ciidanka maamulka iyo rag hubeysan oo uu ku tilmaamay malleeshiyaad.<\/p>\n<p>Qalaafoow ayaa xusay in ciidamada maamulka gobolka lagu soo war-galiyay maleeshiyaad sida uu hadalka u dhigay &#8211; qal-qal ku hayay nabadda magaalada, taasoo keentay buu yiri in ciidamadu ku baxaan, hase ahaatee markii danbe uu iska-horimaad dhaxmaray qaar ka mid ah malleeshiyada iyo ciidanka maamulka.<\/p>\n<p>\u201cCiidamadu waxay soo qabteen maleeshiyaad dhibaato ku hayay dadweynaha Baladweyne iyo deegaannada kale isaga goosha, iska-horimaadka labada dhinac dhexmarayna waxaa ka dhashay dhaawac,\u201d ayuu yiri Guddoomiyaha Baladweyne oo u warramayay HOL.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Guddoomiye Qalaafoow, ayaa xusay in amniga magaalada ay ka saaran tahay maamulka mas&#8217;uuliyad, isla markaana ay ka hortagi doonaan cid kasta oo dhibaato ku ah.<\/p>\n<p>\u201cHawl-galkan maanta, wuxuu qayb ka yahay hawl-gallo Ammaanka lagu sugayo, cid kasta oo nabad-galyada dhibaato ku ahna ciidamadu ay ka hor-tegi doonaan,\u201d ayuu hadalkiisa ku daray guddoomiyaha degmada Baladweyne.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Iska-horimaadka maanta ka dhacay Beledweyne ayaa wuxuu yimid kaddib shir amniga looga hadlayoo maalintii shalay ahayd ka dhacay Xarunta maamulka Gobolka Hiiraan, Shirkaas oo ay kasoo baxay go&#8217;aanno Mas&#8217;uuliyiinta maamulka ay ku sheegeen in lagu xaqiijinayo nabad-galyada magaalada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, Maxamed Cismaan Cabdi Qalaafoow oo maanta la hadlay HOL ayaa Faahfaahin ka bixiyay iska-horimaad Beledweyne ku dhaxmaray ciidanka maamulka iyo rag hubeysan oo uu ku tilmaamay malleeshiyaad. Qalaafoow ayaa xusay in ciidamada maamulka gobolka lagu soo war-galiyay maleeshiyaad sida uu hadalka u dhigay &#8211; qal-qal ku hayay nabadda magaalada, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27398,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27396","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27396","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27396"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27396\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27399,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27396\/revisions\/27399"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27398"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27396"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27396"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27396"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}