{"id":27352,"date":"2016-03-28T22:17:15","date_gmt":"2016-03-28T19:17:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27352"},"modified":"2016-03-28T22:22:28","modified_gmt":"2016-03-28T19:22:28","slug":"muwaadin-soomaaliyeed-oo-kooxo-hubeysani-ku-toogteen-degmada-heliwaa-ee-gobolkan-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/03\/muwaadin-soomaaliyeed-oo-kooxo-hubeysani-ku-toogteen-degmada-heliwaa-ee-gobolkan-banaadir\/","title":{"rendered":"Muwaadin soomaaliyeed oo kooxo hubeysani ku toogteen degmada heliwaa ee gobolkan Banaadir."},"content":{"rendered":"<p>Kooxo hubeysna oo aan la garanayn ayaa ku dilay xalay degmada Huriwaa ee gobolka Banaadir Muwaadin Soomaali-Canadian ah oo dalka dib ugu soo laabtay, iyadoo lagu dhex-toogtay masjid uu Salaad ku tukanayay.<\/p>\n<table>\n<tbody>\n<tr>\n<td><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p>Sade Mahad Dirir Guuleed oo 40-jir ahaa, ayaa ka yimid magaalada Toronto, Inkastoo aan la ogeyn cidda ka dambeysa dilkiisa isla markaana aysan jirin cid sheegay mas&#8217;uuliyadiisa, ayaa haddana waxaa dilalka noocan oo kale ah ka geysta Muqdisho xoogag taabacsan Al-shabaab.<\/p>\n<p>Goobjoogayaal ayaa sheegay in marxuumkan ay toogteen laba wiil dhallinyaro ah, kuwaas oo dhawr jeer Toogtay ka hor intii aanay baxsan. Waxaana la sheegay in la toogtay isagoo sujuudsan.<\/p>\n<p>Maydka marxuumka ayaa waxaa masjidkii lagu dilay ka qaaday qaar ka mid ah ehelladiisa; iyadoo dilkiisa uu noqonayo mid ka mid ah dilalka joogtada ahaa ee Muqdisho ka sanadihii lasoo dhaafay.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Sade Mahad Dirir ayaa wuxuu dalka kusoo laabtay 4-sano ka hor, markaas oo tiro badan oo Soomaalida ku noolayd Canada ka mid ah ay dib guu soo laabteen dalka, si ay qayb uga qaataan dib u dhiska dalka.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27169\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco2.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxo hubeysna oo aan la garanayn ayaa ku dilay xalay degmada Huriwaa ee gobolka Banaadir Muwaadin Soomaali-Canadian ah oo dalka dib ugu soo laabtay, iyadoo lagu dhex-toogtay masjid uu Salaad ku tukanayay. Sade Mahad Dirir Guuleed oo 40-jir ahaa, ayaa ka yimid magaalada Toronto, Inkastoo aan la ogeyn cidda ka dambeysa dilkiisa isla markaana aysan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27354,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27352","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27352","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27352"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27352\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27356,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27352\/revisions\/27356"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27354"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27352"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27352"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27352"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}