{"id":27261,"date":"2016-03-24T20:16:46","date_gmt":"2016-03-24T17:16:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27261"},"modified":"2016-03-24T20:22:41","modified_gmt":"2016-03-24T17:22:41","slug":"hawl-galo-ay-sheegeen-in-jubaland-ka-sameysey-duleedka-kismaayo-oo-guulo-ay-ku-sheegteen-dagaal-al-shabaab-ay-la-galeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/03\/hawl-galo-ay-sheegeen-in-jubaland-ka-sameysey-duleedka-kismaayo-oo-guulo-ay-ku-sheegteen-dagaal-al-shabaab-ay-la-galeen\/","title":{"rendered":"Hawl galo ay sheegeen in jubaland ka sameysey duleedka Kismaayo oo guulo ay ku sheegteen dagaal AL-shabaab ay la galeen."},"content":{"rendered":"<p>Masuuliyiin ka tirsan Jubaland ayaa sheegay in howlgallo ballaaran oo ay ka sameeyeen duleedka Galbeed ee magaalada Kismaayo ay ku bartilmaameedsadeen saldhigyo ay Al-shabaab ku lahayeen deegaano\u00a0 hoostaga degmada Kismaayo islamarkaana ay khasaaro gaarsiiyeen.<\/p>\n<p>Afhayeenka nabadsugidda Jubaland Axmed Max\u2019uud Max\u2019ed oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in weerar culus ay shalay gelinkii danbe ku qaadeen deegaanka Buuloxaaji oo qiyaastii 90 KM dhanka galbeed kaga began magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>Masuulkan ayaa sheegay in weerarkaasi ay ku dileen afar ka tirsan dagaalyahannada Al-shabaab sidoo kalena ay dhaawaceen gudoomiyihii deegaanka Buuloxaaji ee Al-shabaab.<\/p>\n<p>\u201cGudoomiyihii Buulo Xaaji Xasan Cadde nin la yiraahdo ayuu dhaawac\u00a0 culus kasoo gaaray howlgalkii shalay,\u201d ayuu afhayeenku hadalkiisii raaciyay.<\/p>\n<p>Hadalka afhayeenka ayaa kusoo beegmaya xilli deegaanada Jubaland ay ka soconayaan qorsheyaal ay madaxda Jubaland ku doonayaan in ku weeraraan goobaha ay Al-shabaab uga sugantahay Jubooyinka.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27169\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco2.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Masuuliyiin ka tirsan Jubaland ayaa sheegay in howlgallo ballaaran oo ay ka sameeyeen duleedka Galbeed ee magaalada Kismaayo ay ku bartilmaameedsadeen saldhigyo ay Al-shabaab ku lahayeen deegaano\u00a0 hoostaga degmada Kismaayo islamarkaana ay khasaaro gaarsiiyeen. Afhayeenka nabadsugidda Jubaland Axmed Max\u2019uud Max\u2019ed oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in weerar culus ay shalay gelinkii danbe ku qaadeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27263,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27261","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27261","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27261"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27261\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27265,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27261\/revisions\/27265"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27263"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27261"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27261"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27261"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}