{"id":2724,"date":"2011-08-21T14:40:16","date_gmt":"2011-08-21T14:40:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2724"},"modified":"2011-08-21T14:40:16","modified_gmt":"2011-08-21T14:40:16","slug":"magaalo-madaxda-soomaaliya-ee-muqdisho-oo-u-soo-laawan-rawobto-magacii-mugdiga-galay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/08\/magaalo-madaxda-soomaaliya-ee-muqdisho-oo-u-soo-laawan-rawobto-magacii-mugdiga-galay\/","title":{"rendered":"Magaalo Madaxda Soomaaliya Ee Muqdisho Oo U Soo Laawan Rawobto Magacii Mugdiga galay"},"content":{"rendered":"<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n<p>Caasimada Soomaliya ee muqdisho Oo Ay ku\u00a0 Soo Qul qulayaan Madaxda Caalamka Wariyayaal Caalami ah Diblumaasiyiin Mudo 20sano ah ka dib\u00a0Markii Ay Faarujiyeen mAgaalada Muqdisho Xarakada Al-shabaab<\/p>\n<p>Waxaa magaalada muqdish caasimada soomaaliya oo\u00a0caalamka loogu Arki jiray goob bahala galeen ah iminka ee isku\u00a0badashay goob ee isku dhaafaan madaxda caalamka<\/p>\n<p>Ttani ayaa ka danbeesay ka gadaal markee faarujiyeen\u00a0xarakada shabaab oo la filaaye in ee laf dhuun gashay ku noqdeen ku xermitaanka magaalooyinka waaween ee caalamka\u00a0\u00a0 Kadib markii ee soo gaareen magaalada muqdisho Wafdi uu\u00a0 hogaaminaye raizalwasaaraha dalka turkiga <strong>rajab dayib ordigaan<\/strong><\/p>\n<p>Maalinaa \u00a0aya waxa soo gaaray muqdish tan iyo intii uu\u00a0xilkaa Qabta madaxweenaha jabuuti <strong>ismaaciil cumar geele\u00a0<\/strong>waxa iminka magaalada muqdisho si toos ah ugu sugun wariyayaal caalami ah oo soo tawinaayo Abaarta daran ee ku dhufatay soomaaliya<\/p>\n<p>\u00a0Sidoo Kale aya Wariyaashaas ayaa looga bartay in ay Ka Soo waramaan wadamada ciraaq <strong>afgaanistaan liibiya <\/strong>oo Xaalada soomaaliya la aaminsanyahay in ee ka daranyihiin<\/p>\n<p>\u00a0Kuwa Iminka ku soo Qul Qulaya Dalka Soomaaliya ayaa\u00a0 U Arki jiray In Ay Isku Biimeenayeen iyadow xusid muduntahay in <strong>tv<\/strong> yada caalamka ee soo tawiyaan warwaliba oo ka caasimada soomaaliya ee muqdisho<\/p>\n<p>Dadka U Ildheer siyaasada soomaaliya ayaa sheegayo in magaalo madaxda soomaaliya ee muqdisho uu u soo laawanrawo magacii mugdiga galay Ee muqdisho\u00a0 oo soomaaliya barisamaadkii ee ku faani jirtay<\/p>\n<p><strong>W\/D: C\/rasaaq Aadan Nuur Baluuzah\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/strong><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Caasimada Soomaliya ee muqdisho Oo Ay ku\u00a0 Soo Qul qulayaan Madaxda Caalamka Wariyayaal Caalami ah Diblumaasiyiin Mudo 20sano ah ka dib\u00a0Markii Ay Faarujiyeen mAgaalada Muqdisho Xarakada Al-shabaab Waxaa magaalada muqdish caasimada soomaaliya oo\u00a0caalamka loogu Arki jiray goob bahala galeen ah iminka ee isku\u00a0badashay goob ee isku dhaafaan madaxda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2724","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2724","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2724"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2724\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2726,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2724\/revisions\/2726"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2724"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2724"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2724"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}