{"id":27219,"date":"2016-03-22T18:59:44","date_gmt":"2016-03-22T15:59:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27219"},"modified":"2016-03-22T19:01:35","modified_gmt":"2016-03-22T16:01:35","slug":"xarakada-alshabaab-oo-soo-bandhigtey-gaadiid-dagaal-ayna-ka-furteen-ciidamada-dawlada-federalka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/03\/xarakada-alshabaab-oo-soo-bandhigtey-gaadiid-dagaal-ayna-ka-furteen-ciidamada-dawlada-federalka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Xarakada ALshabaab oo soo bandhigtey gaadiid dagaal ayna ka furteen ciidamada dawlada federalka Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Al-shabaab ayaa soo bandhigtay gaadiid dagaal oo ay shalay ku qabsadeen weerar ay ku qaadeen saldhig ay ciidamada Dowladda Soomaaliya ku leeyihiin deegaanka Laanta-buuro ee gobolka Shabeellada Hoose, halkaasoo ay Al-shabaab sheegtay inay ku dileen in ku dhow 70-askari.<\/p>\n<p>Saldhigga ay Al-shabaab weerartay oo 40-km dhinaca Koonfureed Muqdisho kaga beegan, ayaa waxay sheegeen inay ka qaateen toddoba gaari oo ay sheegeen inay isugu jireen kuwa dagaalka iyo kuwa kale ee ay ciidamadu isticmaalaan.<\/p>\n<p>Gaadiidkaan ayaa waxaa ka mid ah; Shan kuwa Qoryaha lagu rakibo ah, ee ay Istimcaalaan ciidamada dowada Soomaaliya, waxaa kaloo ku jira gaariga loo yaqaan PG-ga oo dhawaan ciidamada dowladda Somalia loogu deeqay.<\/p>\n<p>Bandhigga gaadiidkan dagaal ee dowladda Somalia laga furtay, ayaa kusoo beegmaya, xilli sarkaal ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo shalay warbaahinta la hadlay uu sheegay in Al-shabaab ay hal gaari oo keliya ka qaateen saldhigga ayna kasoo dhigeen.<\/p>\n<p>Ugu dabmeyn, Xoogaga Al-shabaab ayaa dhawaanahan wadday weerarro gaadmo ah oo ay la beegsanayso saldhigyada ay Ciidanka Dowladda Somalia iyo kuwa kale ee AMISOM ku leeyihiin gobollada Koonfureed ee Somalia.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27169\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco2.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Al-shabaab ayaa soo bandhigtay gaadiid dagaal oo ay shalay ku qabsadeen weerar ay ku qaadeen saldhig ay ciidamada Dowladda Soomaaliya ku leeyihiin deegaanka Laanta-buuro ee gobolka Shabeellada Hoose, halkaasoo ay Al-shabaab sheegtay inay ku dileen in ku dhow 70-askari. Saldhigga ay Al-shabaab weerartay oo 40-km dhinaca Koonfureed Muqdisho kaga beegan, ayaa waxay sheegeen inay ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27222,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27219","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27219","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27219"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27219\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27223,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27219\/revisions\/27223"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27222"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27219"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27219"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27219"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}