{"id":27180,"date":"2016-03-21T19:31:44","date_gmt":"2016-03-21T16:31:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27180"},"modified":"2016-03-21T19:46:35","modified_gmt":"2016-03-21T16:46:35","slug":"qiimayn-lagu-sameeyey-amniga-magaalada-nairobi-oo-la-sheegey-in-uu-soo-hagaagey-bilihii-la-soo-dhaafey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/03\/qiimayn-lagu-sameeyey-amniga-magaalada-nairobi-oo-la-sheegey-in-uu-soo-hagaagey-bilihii-la-soo-dhaafey\/","title":{"rendered":"Qiimayn lagu sameeyey amniga magaalada Nairobi oo la sheegey in uu soo hagaagey bilihii la soo dhaafey."},"content":{"rendered":"<p><strong><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\">Nairobi oo aad falal dambiyeedku ugu badnaan jiray waayihii hore ayaa haatan waxaa aad u wanaagsanaaday amnigeeda.<\/span><\/span><\/strong><\/p>\n<p><strong><span style=\"color: #000000; font-size: large;\">Caasimada Nairobi ee Kenya oo Soomaali badan ay kunooshay gaar ahaan xaafada Eastleigh oo dhacda dhankeeda bari ayaa guud ahaan amnigeedu soo hagaagay sida laga dareemayo iyo sida lasoo tebiyo ayadoo waagii hore burcad hubeysan ay dadka taleefanada ka qaadan jireen iyo lacagaha.<\/span><\/strong><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\">Sanadiihii tagay \u00a0ayaa waxaa Nairobi kubadnaa weerarada Alshabaab gaar ahaan qaraxyo badan ayaa dhici jiray. Sanadkii 2013, Nairobi ayaa wararka caalamka hareysay kadib markii Al-Shabaab maleeshiyo lasheegay inay ka tirsanayd ay weerartay suuq caan ah oo lagu magacaabo Westgate oo kuyaal Nairobi halkaaso oo ay ku dhinteen dad gaaraya sida lasheegay 69, dad kale oo lagu qiyaasay inay sare u dhaafeen 150 ayaana la sheegay inay halkaasi ku dhaawacmeen.<\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\">Sanadkaan ayaa qaraxyada iyo weerarada lala xiriirinayay Alshabaab ay hoos u dheceen gudaha caasimada Nairobi.\u00a0 Kaamerooyin lagu xiray qeybo badan oo caasimada Nairobi ah iyo amniga oo guud ahaan la adkeeyay ayaa loo sababeeyay hoos u dhaca falal dambiyeedka nooc kasta oo ay yihiinba.<\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\">Sida lagu ogaaday daraasado la sameeyay ayadoo la kaashnayo booliska qoraaladooda, guud ahaan dalka Kenya ayaa waxaa lagu soo waramayaa in uu hoos u dhacay fal dambiyeedka la xiriira dhicitaanka gawaarida 22%, xaditaanka gawaarida 23% iyo waxyaabaha kale oo la dhaco oo hoos u dhacday 6%.<\/span><\/span><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27169\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco2.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nairobi oo aad falal dambiyeedku ugu badnaan jiray waayihii hore ayaa haatan waxaa aad u wanaagsanaaday amnigeeda. Caasimada Nairobi ee Kenya oo Soomaali badan ay kunooshay gaar ahaan xaafada Eastleigh oo dhacda dhankeeda bari ayaa guud ahaan amnigeedu soo hagaagay sida laga dareemayo iyo sida lasoo tebiyo ayadoo waagii hore burcad hubeysan ay dadka taleefanada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27182,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27180","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27180","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27180"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27180\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27184,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27180\/revisions\/27184"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27182"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27180"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27180"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27180"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}