{"id":27165,"date":"2016-03-21T16:14:38","date_gmt":"2016-03-21T13:14:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27165"},"modified":"2016-03-21T16:20:49","modified_gmt":"2016-03-21T13:20:49","slug":"al-shabaab-oo-xaley-weerarey-saldhig-ay-ciidamada-df-ku-lahaayeen-laanta-buur-ee-gobolka-shhoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/03\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-saldhig-ay-ciidamada-df-ku-lahaayeen-laanta-buur-ee-gobolka-shhoose\/","title":{"rendered":"AL-shabaab oo xaley weerarey saldhig ay ciidamada DF ku lahaayeen Laanta buur ee gobolka SH\/hoose."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\">Dabley ka tirsan Al-Shabaab ayaa weeraray fariisin ciidamada Soomaaliya ay kuleeyihiin Laanta-Buuro, Shabellaha Hoose abbaare xalay saqdii dhexe.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dagaalkaa ayaa qaatay saacado badan sida wararku nagu soo gaarayaan. Wararka ayaa waxay intaasi ku darayaan in Alshabaab xeradaa ay labo dhinac ka soo weerareen. Muddo kooban ayay xeradaa la wareegeen dableyda xarakada Alshabaab.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Weerarka oo cuslaa ayaa waxaa la sheegayaa in inta la xaqiijiyay ay ku dhinteen tobaneeyo qof.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Majiraan warar kasoo baxay dawlada oo weerarkaa kusaabsan.<\/span><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27169\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco2.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dabley ka tirsan Al-Shabaab ayaa weeraray fariisin ciidamada Soomaaliya ay kuleeyihiin Laanta-Buuro, Shabellaha Hoose abbaare xalay saqdii dhexe. \u00a0 Dagaalkaa ayaa qaatay saacado badan sida wararku nagu soo gaarayaan. Wararka ayaa waxay intaasi ku darayaan in Alshabaab xeradaa ay labo dhinac ka soo weerareen. Muddo kooban ayay xeradaa la wareegeen dableyda xarakada Alshabaab. \u00a0 Weerarka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27167,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27165","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27165","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27165"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27165\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27170,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27165\/revisions\/27170"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27167"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27165"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27165"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27165"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}