{"id":27123,"date":"2016-03-19T23:16:20","date_gmt":"2016-03-19T20:16:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27123"},"modified":"2016-03-19T23:19:13","modified_gmt":"2016-03-19T20:19:13","slug":"ciidamo-keenyaan-ah-oo-xoogaga-al-shabaab-qaarna-dileen-qaarna-qafaasheen-weerarar-gaadmo-ah-markii-ay-ku-qaadeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/03\/ciidamo-keenyaan-ah-oo-xoogaga-al-shabaab-qaarna-dileen-qaarna-qafaasheen-weerarar-gaadmo-ah-markii-ay-ku-qaadeen\/","title":{"rendered":"Ciidamo keenyaan ah oo xoogaga AL-shabaab qaarna dileen qaarna qafaasheen weerarar gaadmo ah markii ay ku qaadeen."},"content":{"rendered":"<p>Al-shabaab ayaa sheegtay maanta in Weerar gaadmo ah ay ku dilay 12-askari oo ka tirsan ciidanka Kenya ee ka tirsan hawl-galka AMISOM, ayna la beegsadeen weerarka gaadiid kolonyo ah oo ay wateen Ciidamada dalka Kenya ee KDF-ta oo marayay Xayo oo u dhexeeya Qooqaani iyo degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose.<\/p>\n<p>Wararka, ayaa intaas ku darayaan in xoogagga Al-shabaab ay u suuro-gashay in ay nolosha ku qabsadaan laba ka tirsan ciidamadii Kenya ee ay ku qaadeen Weerarka gaadmada ah oo muddo ka socday halka uu ka dhacay.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wararku waxay intaas ku darayaan in ciidamada Kenya looga gubay Weerarka lix gaari oo kuwa dagaalka ah, iyadoo weerarkan uu noqonayo midkii ugu khasaare badnaa oo Al-shabaab ay la beegsato Ciidanka Kenya, marka laga reebo weerarkii 15-kii Jannaayo lagu qaaday xerada ciidamada Ceel-cadde ee Gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Al-shabaab ayaa sheegtay in weerarku uu ahaa mid qorsheysan oo ay fuliyeen xoogagooda gaarka ah, ayna cagta ku mariyeen kolonyadii ciidamadii Kenya, qaarkoodna ay nolosha ku qabsadeen.<\/p>\n<p>Ma aysan sheegin Al-shabaab khasaaraha kasoo gaaray dagaalka oo ay sheegeen inuu ahaa mid socday laba saacadood oo xiriir ah; iyadoo aan lama oga khasaaraha Al-shabaab kasoo gaaray weerarka ay ku qaadeen ciidamada Kenya.<\/p>\n<p>Dowladda Kenya ayaan illaa hadda ka hadlin Weerarka uu khasaaraha\u00a0faraha badani\u00a0kasoo gaaray ciidamadooda ku sugan Soomaaliya ee ka hawl-gala Gobollada Koonfurta\u00a0 Somalia, gaar ahaan Jubbooyinka iyo Gedo.<\/p>\n<p><em>Wixii War ah ee kasoo kordha Weerarkan iyo khasaarihiisa ; waxaad kula socon doontaan wararka soo socda ee warsom haddii ALLE ogolaado.<\/em><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/beec21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27116\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"beec2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/beec21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Al-shabaab ayaa sheegtay maanta in Weerar gaadmo ah ay ku dilay 12-askari oo ka tirsan ciidanka Kenya ee ka tirsan hawl-galka AMISOM, ayna la beegsadeen weerarka gaadiid kolonyo ah oo ay wateen Ciidamada dalka Kenya ee KDF-ta oo marayay Xayo oo u dhexeeya Qooqaani iyo degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose. Wararka, ayaa intaas ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27125,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27123","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27123","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27123"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27123\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27127,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27123\/revisions\/27127"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27125"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27123"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27123"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27123"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}