{"id":27103,"date":"2016-03-19T07:01:48","date_gmt":"2016-03-19T04:01:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27103"},"modified":"2016-03-19T07:01:48","modified_gmt":"2016-03-19T04:01:48","slug":"dowladdaha-somalia-iyo-imaaraadka-carabta-oo-2-diyaaradood-hub-ah-u-diray-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/03\/dowladdaha-somalia-iyo-imaaraadka-carabta-oo-2-diyaaradood-hub-ah-u-diray-puntland\/","title":{"rendered":"Dowladdaha Somalia Iyo Imaaraadka Carabta Oo 2-Diyaaradood Hub Ah U Diray Puntland"},"content":{"rendered":"<h1>Laba diyaaradood oo hub sida, ayaa waxaa mid bixiyey dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, halka midda kalena ay ka timid Imaaraadka.<\/h1>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dawladda Soomaaliya ayaa laba diyaaradood oo sida hub iyo saanad kale oo milatari u dirtay maamulka Puntland.<\/p>\n<p>Arrintan ayay dowladda ku macneysay mid gacan looga gaysanayo dagaalka Puntland ay kula jirto maleeshiyada kooxda Al-Shabaab ee dhowaan ka degay xeebaha Bari ee Puntland.<\/p>\n<p>Labada diyaaradood ee hubka sida, ayaa waxaa mid bixiyey dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, halka midda kalena ay ka timid dowladda Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<p>Shir jaraa\u2019id oo ka dhacay Muqdishu ayaa mas\u2019uuliyiinta dawladda ay kaga hadleen muhiimadda ay saanaddan milari ka gaysan karto la dagaalnaka Al-Shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Laba diyaaradood oo hub sida, ayaa waxaa mid bixiyey dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, halka midda kalena ay ka timid Imaaraadka. &nbsp; Dawladda Soomaaliya ayaa laba diyaaradood oo sida hub iyo saanad kale oo milatari u dirtay maamulka Puntland. Arrintan ayay dowladda ku macneysay mid gacan looga gaysanayo dagaalka Puntland ay kula jirto maleeshiyada kooxda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27104,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-27103","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27103","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27103"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27103\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27105,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27103\/revisions\/27105"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27104"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27103"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27103"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27103"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}