{"id":2706,"date":"2011-08-20T14:45:33","date_gmt":"2011-08-20T14:45:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2706"},"modified":"2011-08-20T14:45:33","modified_gmt":"2011-08-20T14:45:33","slug":"xarakada-mujaahidiin-al-shabaab-oo-weeraro-duqeyn-ah-ku-qaaday-gobolka-gedo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/08\/xarakada-mujaahidiin-al-shabaab-oo-weeraro-duqeyn-ah-ku-qaaday-gobolka-gedo\/","title":{"rendered":"Xarakada Mujaahidiin Al-shabaab Oo Weeraro Duqeyn Ah Ku Qaaday Gobolka Gedo"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/shabaab2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2708\" title=\"Somalia Al Shabab\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/shabaab2-300x224.jpg\" alt=\"\" width=\"349\" height=\"255\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n<p>Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Ayaa Habeenkii xalay Ahaa Weerar ku Qaaday Degmada Luuq ee gobolka Gedo Oo Ay Maamusho\u00a0 Dowladda,TFG-da Sida Ay Xaqiijiyeen Saraakiil Ka Tirsan Xarakada Al-Shabaab<\/p>\n<p>\u00a0Waxaa xalay Guuto ka tirsan Xarakada\u00a0 Mujaahidiinta Al Shabaab Madaafiicda Garbaha Laga Tuuro Hoobiyayaal Iyo Waliba Kuwa Goobaha Ay ku Weerereen Degmada Luuq Ee Gobolka Gedo Oo ay Ka Arimiyaan Dowladda TFG-da Oo Ay Xalay Madaafiicdaasi Qasaaro Aad U Weyn Ay Kala Kulmeen,<\/p>\n<p>SidooKale Wararka Ka Imaanaya Luuq Ayaa sheegaya in Weerarrka Uu yimid Ka Dib markii ay weerar Madfaafiic ah Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay kusoo Qaadeen Saldhigyo Ay ku leeyihiin Degmada Luuq, waxaana Meesha Qasaaro ku Gaaray Kooxihii Weererka Lagu Qaaday Sida Ay Xaqiijiyeen Saraakiil KA Tirsan Xarakada Al-shabaab<\/p>\n<p>Xarakada Al-shabaab ayaa Wacad Ku Mereen In Ay Qasaaro Ba;\u2019\\an U geesandoonaan Meel Waliba AY Ku Suganyihiin Ciidamada Dowl;ada TFG-da Maamusho Qaar KA Tirsan Degmooyinka Gobolka Banaadir Iyo Waliba Kuwa AMSOM Ilaa Ay Isaga Baxaayaan ayay Sheegeen Guud ahaanba Dalka Soomaaliya<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Ayaa Habeenkii xalay Ahaa Weerar ku Qaaday Degmada Luuq ee gobolka Gedo Oo Ay Maamusho\u00a0 Dowladda,TFG-da Sida Ay Xaqiijiyeen Saraakiil Ka Tirsan Xarakada Al-Shabaab \u00a0Waxaa xalay Guuto ka tirsan Xarakada\u00a0 Mujaahidiinta Al Shabaab Madaafiicda Garbaha Laga Tuuro Hoobiyayaal Iyo Waliba Kuwa Goobaha Ay ku Weerereen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2706","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2706","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2706"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2706\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2710,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2706\/revisions\/2710"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2706"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2706"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2706"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}