{"id":27039,"date":"2016-03-16T17:08:25","date_gmt":"2016-03-16T14:08:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27039"},"modified":"2016-03-16T17:15:20","modified_gmt":"2016-03-16T14:15:20","slug":"ciidamadda-puntland-oo-la-wareegey-gacan-ku-heynta-deegaanka-garmaal-kana-saarey-ciidamadii-heystey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/03\/ciidamadda-puntland-oo-la-wareegey-gacan-ku-heynta-deegaanka-garmaal-kana-saarey-ciidamadii-heystey\/","title":{"rendered":"Ciidamadda Puntland oo la wareegey gacan ku heynta deegaanka Garmaal kana saarey ciidamadii heystey."},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Puntland ayaa sheegay inay ka qabasadeen deegaanka Garmaal oo ku dhow degmada Eyl ee gobolka Nugaal ciidammo Al-shabaab ka tirsan oo habeen hore qabsaday.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobolka ayaa sheegay in dagaalkii saakay dhacay ay ciidamada Puntland ku dileen 13-dagaalyahan oo Al-shabaab ka tirsan, ayna deegaanka ka qabsadeen, isagoo xusay in xoogaggii Al-shabaab ay aadeeen dhinaca badda.<\/p>\n<p>\u201cWaxay ciidamada Puntland dileen 13 xubnood oo Al-shabaab ka tirsan, sidoo kale waxaa jira dhaawacyo kasoo gaaray dagaalka,\u201d ayuu yiri guddoomiyaha gobolka oo aan sheegin khasaaraha dagaalkaas kasoo gaaray dhanka ciidamada Puntland ee dagaalka la galay.<\/p>\n<p>Sidoo kale, guddoomiyaha ayaa intaas ku daray in xoogaggii Al-shabaab ee ay la galeen saakay dagaalka ay tiradoodu gaaraysay 250 ruux, ayna ka adkaadeen, wuxuuna hadalkiisa ku daray inay deegaanno kale kusii wajahan yihiin ciidanka Puntland.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Xoogaggii Al-shabaab ayaa weli ku sugan deegaan ku dhow Gara-cad oo ka tirasn gobolka Nugaal, kuwaasoo tiradooda lagu sheegay 400-qof , laakiin ay ku wajahan yihiin ciidamada Puntland oo saakay u dhaqaaqay deegaankaas.<\/p>\n<p><em>Wixii warar ah ee kasoo kordha xiisadahan ka aloosan xeebaha bari ee Puntland waxaad kula socon doontaan wararka soo socda ee warsom&#8230;..<\/em><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco1111.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27043\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco1111-150x136.jpg\" alt=\"beco11\" width=\"150\" height=\"136\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec2210.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27032\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec2210-150x150.jpg\" alt=\"beec22\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec2210-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec2210-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Puntland ayaa sheegay inay ka qabasadeen deegaanka Garmaal oo ku dhow degmada Eyl ee gobolka Nugaal ciidammo Al-shabaab ka tirsan oo habeen hore qabsaday. Guddoomiyaha Gobolka ayaa sheegay in dagaalkii saakay dhacay ay ciidamada Puntland ku dileen 13-dagaalyahan oo Al-shabaab ka tirsan, ayna deegaanka ka qabsadeen, isagoo xusay in xoogaggii Al-shabaab ay aadeeen dhinaca [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27041,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27039","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27039","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27039"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27039\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27044,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27039\/revisions\/27044"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27041"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27039"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27039"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27039"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}