{"id":27028,"date":"2016-03-15T20:15:51","date_gmt":"2016-03-15T17:15:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27028"},"modified":"2016-03-15T20:24:37","modified_gmt":"2016-03-15T17:24:37","slug":"deegaanada-garacadgarmaal-iyo-kulub-kana-mid-ah-maamulka-puntland-oo-al-shabaab-ay-la-wareegeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/03\/deegaanada-garacadgarmaal-iyo-kulub-kana-mid-ah-maamulka-puntland-oo-al-shabaab-ay-la-wareegeen\/","title":{"rendered":"Deegaanada Garacad,Garmaal iyo kulub kana mid ah maamulka Puntland oo AL-shabaab ay la wareegeen."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamadii ka tirsanaa ururka Al-shabaab ee xalay la wareegay deegaan xeebeedka Gara-cad ee gobalka Mudug ayaa isaga baxay Deegaankaas, iyagoo u raqaanasaday dhinaca degmada EYL oo ka tirsan gobalka Nugaal.<\/p>\n<p>Ciidamadaan oo watay markii ay soo galayeen deegaanka xeebedka Garacad lix doomood oo kuwa waaweyn ah oo ay horay u Af-duubteen, ayaa markii ay u galeen gudaha Garacad ayaa waxay hawada ka saareen Isgaarsiinta, iyadoo aysan jirin cid ay dhib u gaysteen intii ay deegaankaas ku sugnaayeen.<\/p>\n<p>Mid ka mid ah odayaasha dhaqanka deegaan xeebeedka Garacad oo aan xiriir la sameynay ayaa yiri. &#8220;Waxay noo sheegen markii ay noo yimaadeen, inay yihiin walaalo muslimiinta ah, oo aanan wax dhib ah wedin, alaabo ayayna deegaanka ka iibsadeen.&#8221;<\/p>\n<p>Sidoo kale, wuxuu hadalkiisa ku daray. &#8220;Waxayna na-weydiisteen gaadiid iib ah, waxayna noo sheegeen inay u socdaan dhinaca Bari ee Puntland oo aysan ku hakaneyn meelaha ay qabsadeen\u00a0Dhinaca kale, Guddoomiye ku-xigeenka gobalka Mudug ee Puntland Axmed Muuse Nuur-yare, ayaa xusay inay saakay ku waabiristeen deegaanka Kullub, ayna kasii dhaqaaqeen.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&#8220;Saakay, waxay quraac ku sameysteen deeganka Kulub, ka maamul ahaan weli ma fahmin doontooda. Dadka deegankana waxay leeyihiin maamul iyo ehel aysan taageero ka helayn, waxaana ku guda-jirnaa ogaansha ujeeddadooda dhabta ah,\u201d ayuu intaas ku daray Axmed Muuse.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha degmada EYL ee Gobolka Nugaal, Muuse Cismaan Yuusuf ayaa isagana sheegay inay shacabka deegaanka Garmaal ay u soo sheegeen inay soo gaareen hordhaca ciidamada Ururka Al-shabaab, wuxuuna Puntland ka codsaday in la bad-baadiyo shacabka deegaannadaas ku nool.<\/p>\n<p>&#8220;Dadka deegaanka oo nala soo hadlay waxay noo sheegen, inay na soo gaaren Ciidan aad hubeysan oo ay u malaynayaan inay Al-shabaab yihiin,Hayse,ahaate hada waxaan ku guda jirna Barintaanka Arintaasi&#8221;.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, ma jirto waxaa khasaaraha oo ay gaysateen ciidanka Al-shabaab intii ay ku gudo-jireen qabsashadooodii xalay ee xeebaha bari ee Puntland.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco1110.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27016\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco1110-150x136.jpg\" alt=\"beco11\" width=\"150\" height=\"136\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec2210.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27032\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec2210-150x150.jpg\" alt=\"beec22\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec2210-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec2210-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamadii ka tirsanaa ururka Al-shabaab ee xalay la wareegay deegaan xeebeedka Gara-cad ee gobalka Mudug ayaa isaga baxay Deegaankaas, iyagoo u raqaanasaday dhinaca degmada EYL oo ka tirsan gobalka Nugaal. Ciidamadaan oo watay markii ay soo galayeen deegaanka xeebedka Garacad lix doomood oo kuwa waaweyn ah oo ay horay u Af-duubteen, ayaa markii ay u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27030,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27028","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27028","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27028"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27028\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27033,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27028\/revisions\/27033"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27030"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27028"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27028"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27028"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}